Ka Faa´idayso fursaddan dahabiga ah, meelkastoo dunida aad ka joogtidna si fudud ula soco maalin walba duruustan uu salaadda subax dabadeed Sheekh Khaashici ka akhriyo masjidka Quba ee magaalada Hargeysa. Iskudubaride C/salaam-Abuhurayra DHAGAYSO
HALKAN GUJI OO DEJISO AMA KU DHAGAYSO MOBILE-KAAGA MP3