adeeg inooguna edit gareey kolba wixii dalka iyo dibada ku cusub ,
Hadhwanaageey niyuuseey
Horaadkii websiteyadaay
Hooyadii saxaafaday
Hoygii hufnaantaay
Halyaygii dalkaygaay
Hidihii wanaagaay
Habayntii warkaygaay
Hiilkii cadawgaay
Hadhwanaagii hargaysaay
Hadhwanaageey niyuuseey
Hilinkii tilmaantay
Heerkii sinaantay
Hadhkii cadaaladay
Hubkii dalkaygaay
Hankii suxufiiyintaay
Halista iyo colaadayaha
Hadalkaagaa lagu dagaa
Hadhwanaagii hargaysaay
Hadhwanaageey niyuuseey
Adigaa hawraatii wararka
Heensayn yaqaanoo
U tabin yaqaan habkasta
Hadhwanaagii hargaysaay
Hadhwanaag nuyuusey
Hambalyo iyo salaam baan
Hawda kuu soo marinayaa
Ha liigin waligaa
Ha habaabin waligaa
Ha leexan waligaa
Hadhwanaageey niyuuseey
Hubi waligaa warka
Ha hiifin waligaa afkaata
Hana ku lifaaqin eray
Hana jeclaysan cid
Hadhwanaagii hargaysaay
Hadhwanaageey niyuuseey
Abokor Omer Osman
Home town: Hargeisa
Slboy4eve@gmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga