|
|
Heestii Hobolka Cabdirashid Xamari,Erayadii Abwaan Fartaag Oo Hurdadi Dheereyd Ee Labada Gole qaran Ku Kaceen Ereyada Kulul Ee Ku Jira, FAALO (Hadhwanaagnews) Monday, January 14, 2013 Taan iyo Marki Talada dalka somaliland Axmed silanyo uu qabsadey waxa meesha ka baxey shaqadii
Taan iyo Marki Talada dalka somaliland Axmed silanyo uu qabsadey
 |
| waxa meesha ka baxey shaqadii aay Dalka u Hayeen Labada Gole Qaran Waa Guurtida Iyo Wakilada.
Sida aad ogtahin waxa mesha Ka Baxay Mucarad Adag Oo U Laha Golaha Wakilada somaliland, Ka Dib Marki Xukumada Iyo Wakiiladu Si xuun Iskugu Dhex Milmeen, Qorshaha axmed silaanyo aya aha Marka Talada Dalka Somaliland uu Qabsado Inu Mesha Ka saro Mucaradka Adag Ee Golaha Wakiilada Somaliland Tii Wa ku Gulaystey,
Shirgudoonka Golaha Wakilada
Abdirahman Cirro Oo Heshiis wada galen axmed silaanyo. waxay isla afgarten inu golaha sidu doonaayo silaanyo ka yeelo waki xildhibanada golaha uu Rag badan oo ka mida wasiiro ka dhigey sida duur iyo samaale waxa mesha ka baxdey mucaradki adkaa ee tosin laha xukumadan xildhibanada kale hadheyna mid walba wa lo balan qadey sida xildhibaan nacnacle, oo loogu balan qadey
wasiirka xanaanada xoolaha iyo waliba xildhibaan mareexaan oo isna logu balan qadey wasiir. abdirahman cirro oo isagana xukumadu la ogeyd qorshaha xisbigan WADANI oo mucarad iyo muxafad lo kala sari wayey, dorashoyinki dalka ka dhacey, dhibatadii ka dhalatey labada golewaa Guurtida iyo Wakilada Midna kama hadal, Marka laga Reebo salebaan gaal oo malin ku tilmaamey khasarahi
Dhimashada iyo Dhawaca culus ba lahaa Rabshado Yar yar Iyo Tuur tuur Isdku soo Wada duuboo Labada Gole Qaran Iyago Hurdo Dheer Ku Jira baa Al Fanaan Cabdirashiid Xamari Ka soo tureey Hees Murti Iyo Xigmad ba wadata Markey ku so dhacdey Dhagaha Shacabka somaliland aad bay u so dhaweyeen Heestan Qiimaha badan leh
Golahi Wakilada wa Taas maanta laku So ogeey Cabdiraxmaan Ciro Musuq Masuq Iyo Inu Dhaqaalahi Golaha Wakilada Siyasad Kuna Takri Faley Oo Uu Ku furtey Xisbigan WADANI, Golahi Guurtiduna wa kuwan Iyana Dooda adag ka yeeshey Xaladan Adag ee Arimaha Gudaha Iyo waliba siyasada arimaha Dibada Isku soo Wada Duubo Ma lays oran karaa Heesta hobolka cabdirashid xamari baa Labada Gole Qaranba Toosisey ?
caaynaan@live.com
Abdirahman Liban
India New Delhi,
|