Hotelka Kempinski ee magaalada Jibouti oo xarun u ah madaxda xisbiga UCID ee ka qayb gallay aaskii Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd alla ha u naxariistee Guddoomiyahii baanka Jibouti oo habeenkii xallay lagu aasay magaalada Jibouti ayaa Musharaxa madaxtinimada xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal CaliXuseen iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray shir jaraa?id oo ay si wada jir ah ugu qabteen hotelka Kempinski waxay tacsi u direen Madaxweynaha Jibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd, shacabka Jibouti iyo qoyska ilma Maxamuud Xayd geerida ku timid ilaahay ha u naxariistee marxuum Jaamac Maxamuud Xayd.
Jamaal Cali Xuseen musharaxa madaxtinimada xisbiga UCID oo ay saaxiib aad iskugu