Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa idilkoodba la ogaysiinayaa in Sabtida 19ka bishan January laqaban doono xaflanddii dabaaldega xisbino ee Xisbiga Waddani laant UK.
sans-serif; FONT-SIZE: 14pt">
Xafladdu waxay kadicidoontaa magaalada London (Central London) goobta ay xafladdu kadhacayso ciwaankeedu waakan hoos kuxusan.
Hotel Russell
Wharncliffe Suite
1-8 Russell Square,
London, WC1B 5BE
Xafladu waxay bilaabmaysaa 7:00PM ? Midnight, hadaad gaadhi ku imanayso waxaad gaadhiga kudhigan klartaa lacag la?aan laga bilaabo 6:30PM. (Parking is free from 6:30PM)
Train Station-ka ugu dhawi waa Russell Square Station oo ujira ilaa 100 talaabo.
Xafladda waxa khudbad toos ah (live) oo qiimo leh kajeedindoona Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Mudane Cabdirahman Maxamed Cabdillaahi ?Ciro? isaga oo jooga caasimada dalka Somaliland ee Hargeysa.
Waxa kaloo jira muri iyo madadaalo sidaa daraadeed hamoogaan hana kamaqnaan.
Wixii faahfaahin ee in dheer fadlan kala xidhiidh telephone nadan
0796 2381 905 Cabdalle Ismail Xaji Cabdi
0744 6111 696 Maxamed Cali Maxamuud
Waad mahadsantiin
Maxamed Cali Maxamuud
Afhayeenka Xisbiga Waddani Laanta UK