Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


ma is bahaysan karaan labada xisbi mucaarad WADDANI iyo UCID by ibnu cilmi bushaale


(Hadhwanaagnews) Monday, January 14, 2013
Waxaan halkan ka salamaya dhamaan war baahinta sharafta leh meel walba ay joogaan .

Waxaan halkan ka salamaya dhamaan war baahinta sharafta leh meel walba ay joogaan .

Salaantaas ka dib waxa aynu ka wada dharagsanahay in dalkeenu soo maray mar xalad doorasho

Gole deegaan iyo asxaab oo ah xisbiyo tartarn dheer ka dib waxa soo baxay 3 xisbi oo uu midi yahy

Xisbiga talada haya oo aynu ognahay halka manta xaalkiisu taagnyahay siduu kusoobaxayba waxa



size=3>Kuu raaca labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID xaqiiqatan labada hogaamiye iyo masuuliy-

Iinta sar sare  ee labadan xisbi mucaarad maah qaar saaxada siyaasada ku cusub mana aha qaar iyaga laftooda isku cusub .

Marka aynu eegno mar xalada dalku manta marayo marka aynu darisno qaab dawladeed keena iyo sida xisbul xaakimkeena iyo madaxda hogaaminaysaan wax u wadaan waxa aad garaabaysa in loo baahan yahay maamul kan ka duwan oo badala shacabkana waxa ay rabaan u qabta una dhaga nuglaada .

Hadaba labadan xisbi mucaarad ma awoodaan inta ay is hor fadhiistaan doodaan iskana xog waraystaan mar xalada dalku manta marayo iyo sida  xisbigan talada haya looga saari lahaa meesha 

Ina sameesan lahaayen isba haysi mucaaooridnimo ?

Mise iyaga ayuun baa isu muu qanaya iskuna ahaanaya mucaarad sida hada muuqata UCID oo weerar ah iyo WADDANI oo difaac ah

Su aashayda jawaabteeda waxaan udaynayaa dad waynahay ?

 

  By Ibnu cilmi Bushaale

Cilmi308@Hotmail.Com

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.