Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Taariikh Nololeedkii mujaahid yaasiin jama du,aale by A/risaak Alyoos


(Hadhwanaagnews) Monday, January 14, 2013
January 1 ,2013kii ayuu koox bileys ah oo uu hogaaminayey allah ha u naxariistee, hogaan ku xigeenka wacyigalinta booliska Somaliland mr.yasiin

(yasiin Jama GOREY)                                            12/01/2013

 

Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka booliska s/land.

 

January 1 ,2013kii ayuu koox bileys ah oo uu hogaaminayey allah ha u naxariistee, hogaan ku xigeenka wacyigalinta booliska Somaliland mr.yasiin jama du,aale ,oo labadii biloodba mar ciidanka booliska  u kale badali jirey gobolada dalka s/land uu shil baabuur ku haleelay duleedka magaala madaxda s/land ee

hargeisa .

 

 

 

kooxda bileyska ah ee uu hogaaminanay sarkaalku allah na xariistii jano ha ka waraabiyee ayaa waxay ka soo kici tameen magaala madaxda gobolka sool ee laascaanood.

 

sarkaalku wax uu door weyn ka soo qaataya halkankii dalka lagu xoreeyeye isagaa ka tirsanaa mujaahidiintii qabsatay degmada Ceel Afweyn, ee gobolka sanaag.

 

? 1951kii ayuu ku dhashay mujaahidku degmada ceel Afweyn

 

? 1957kii    _ 1959kii wax uu dhameystay dugsiga quraanka ee degmada ceel Afweyn

 

? 1960__1965kii dugsiga hoose/dhexe  ee degmada ceel Afweyn

 

? 1975kii ayaa ku biiray ciidanka xooga dalka soomaaliyeed ,isaga oo tababar ku soo qaataya dhinacyada  makaanig gaadiidka iyo waliga hubka nooca culus wadanka dibadiisa

 

? 1977kii ayuu marxuunku ka qeyb galay dagaalii xabashida iyo somaaliyada ,isaga oo dagaalkaa ku dhaawacmey marxuunku isla markaana isaga iyo 3 aski oo ciidanka ka mid ahan halkaa lagu qabtay ,isla markaana ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ay xoog ku soo furteen sarkaalka,dagaalkaa sarkaalku waxa uu kaga soo baxay isaga oo ISBATOORE 3 XADHIGLE ah.

 

? 1978__1980kii waxa uu ka mid ahaa ciidanka xooga soomaaliyeed ee warshada kabista hargeisa,isaga oo halkaana marxuunku ka gaadhay derajada KABTAN

 

? 1982kii ayuu marxuun  taalaabay isaga oo uu biirey urrukii dhaqdhaqaaqa wadaniga somaliyeed S.N.M isaga oo xilal kala duwana ka soo qabtay S.N.M wakhtigii halkanka

 

? Xoreyntii ka dib waxa uu marxuun yasiin xilala ka duwan ka qabtay ciidanka booliska jsl.

 

? 1995kii__1996kii waxa uu noqdey taliyaha saldhiga degmada ceel Afweyn.

 

? 2000__2003kiina wax uu noqdey taliyaha madaarka berbera.

 

? 2006__2008 waxa uu noqdey  taliyaha qeybta booliska gobolka sanaag.

 

? 2008__2009 waxa uu ahaa taliyae xigeenka gobolada bari oo uu fadhigoodu ahaa burco.

 

? 2010__2013 wax uu ahaa taliye xigeenka wacyigalinta ciidanka booliska jsl,oo ka geeriyoodey isga oo jagadaasi haya imka rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo marxuunka,marxuunku waxa uu ifka kaga tagay 4 xaas iyo 18 toban caruur ah oo ah waxay sii dhaleen.

 

 

 

Inaa lilaahi wa inaa illahi raajucuun rabi janad ha ka raabiyo.

 

Prepared.A/risaak Alyoos

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.