Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Boggaan Waa Boggii Tacsiyooyinka ina Soo Gaaray oo Dhan Halkan Guji oo ka akhriso


(Hadhwanaagnews) Monday, January 14, 2013
Bogga tacsiyooyinka War Qadaadii ka eg

Tacsi tiiraanyo leh.
Ascw

Inaa lilaahi Wa inaa ilaahi raajucuun,dhamaan gudiga UK,gudiga fulinta,golaha dhexe iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga Waddani Waxay  Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer xaaji Bandara  oo oo  hooyadood ku geeriyooday caasimada S/land.ilaahay waxay uga baryayaan marxuumada  in naxariistii jano ka waraabiyo ehelkiisi iyo qaraabadeedana Samir iyo iimaan ka siiyo.aamiin aamiin.

Mustafa ismail ahmed (kanadi).
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة

Ref 1113 14/01/2012
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh
Hogaanka sare ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID, Gudida fulinta,Golaha dhexe, Xildhibaanada G/deegaanka kuwa soo baxay iyo kuwa aan soo bixinba  iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Shacabka reer S/land Gaar ahaan xisbiga ucid geeridii naxdinta lahayd

eek u timid G/ku xigeenkii Afraad ee xisbiga Ucid Professor Maxamed X.C/laahi Siciid Kaas oo Maanta ku Geeriyoodey  Caasimada  G/Togdheer  ee Burco
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxay

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                     Aamiin

Xoghayaha Warfaafinta  Ee Xisbiga UCID
Yusuf Keyse Allahi


Tacsi
dhamaan jaaliyada somaliland ee south africa waxay  hambalyo meher u dirayaan boqorka cabdirashid mohamed fagadhe iyo boqorada najax xuseen maxamud oo taariikhdu markay ahayd 8/01/2013 meherkoodu ka dhacay magaalada hargeysa
waxaanu leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax  aamiin....aamiin..aamiin

cumar jamac maxamud iyo xaaskiisa xayaad xasan abdi iyo caruurtiisa
nuuradiin yusuf xirsi galow  xaaskiisa deeqa yusuf bulxan iyo inantiisa
cabdalla warsame
khaalid ismail sancawl iyo xaaskiisa
cawil ismail garbiye
xirsi yusuf hersi
cabdirahman baaruud gacmadheere
abdifatah diriye
sacad abdi faarax
yahye karuur
cali dheere iyo xaaskiisa
abdifatah mohamed caateye marooro
khadar mohumed ali
abaadir
mohamed omar jamac
abdirahman omar jamac
abdilaahi omar jamac
ahmed aar
nimco ali geedi
nimco muse
ahmed jama xasan
dr jamaal

dhamaan waxay dadkan iyo qaar kaloo badaniba hamabalyo aan la soo koobi karin u dirayaan boqorka cabdirashid mohamed fagadhe iyo boqorada najax xuseen maxamud oo ay leeyahiin  noqda labadii isku waaree ubad khayr qaba kala helaa
aamiin .........aamiin............aamiin

johanesburg


Tacsi Tiiraanyo Leh: Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-Banaan Oo Tacsi U Diray Shukri H Bandare iyo Qoyskeeda Geerida Ku timi hooyadeed Marxuumad Kaaha Yusuf.

Dhamaan Xubnaha Kooxda Aqoonyahanka Madaxa Banaan waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Haji Ismail Bandare, Gaar ahaan Shukri H Ismail, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxday ALLE ha u naxariistee Hooyadood MARXUUMAD, KAAHA YUSUF oo ku geeriyootay (12.01.2012) Magaalada Hargeisa.
1.       Amina Mohamoud Warsame
2.       Abdilkadir H Ismail Jirde
4.       Dr. Mohamed Fadal
5.       Ibrahim Jama Ali ?Raite
6.       Fawsi Sh. Yonis
7.       Abdi Ahmed Nour 
8.       Bobe Y. Duale
9.       Haroon H Ahmed Qulumbe
10.   Jafar Mohamed Gadaweyne
11.   Mohamed Hassan Ibrahim 
12.   Suad Ibrahim Abdi 
13.   Wais Muse
14.   Muse Abdi Elmi
15.   Dr. Yusuf Kariye
16.   Hinda Mohamed Jama
 
Aamin Aamin.. Aamiin? Aamin Aamin.. Aamiin? Aamin


Tacsi Jaamacada Gollis
Maamulka Iyo Macalimiinta Jaamacadda Gollis Oo Shacbiga Iyo Dawladda Djibouti Ka Tacsiyeynaya Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Timid Guddoomiyihii Bangiga Dhexe Ee Dalkaas Marxuum Jaamac Xayd
                                                                                                 
Mamulka, Macalimiinta iyo dhamaan hawl-wadeenada Jamacadda Gollis Waxay  Halkan Tacsi Uga Dirayaan Dhamaan Qoyskii Iyo Qaraabadii, Ehelkii  Iyo Dhamaan Shacabka Reer Djibouti ee Uu Ka Baxay  Guddoomiyihii Baanka dhexe ee Djibouti Marxuun  Jaamac Maxamuud Xayd oo maalintii Jimcihii ku geeriyooday xarunta dalka Kenya ee Nairobi, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha u naxariisto oo Qabriga Ha U Nuuriyo, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan shucuubta uu ka baxayna Samir Iyo Iiman Ha Inaga Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.


Tacsi tiiiraanyo leh


Tacsi   Tacsi Tacsi ku socota Geeridi  X.Ahmed Toor

الرجعون  ليه  إ إنا و لله إنا

 

Anagoo kala ah


1.     Ahmed Hassan Ducaale (cagaweyne)

2.     Siciid Yuusuf cismaan (cawsle)

3.     Ahmed Mohame Ahmed  (Daauun)

4.     Khayre Cali xakiin

5.     Ahmed Mohamed Ahmed Ilbir

6.     Axmed Xassan Cabdilahi (Digale)

7.     Khadar Cali Xakiin

8.     Ysiin jibriil Jamac

9.     Cabdi Jibril jamac

10. Cismaan Yusuf Xssan

11.Ismaciil jamac Cismaan

12.  Khadar Qandhiidh

13.   Mohamed Cabdi Ahmed

14.    Mahdi xassan Mohamud

Iyo dadkaloo badani waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geetiyooday MARXUUN  AHMED FARAX CALI (TOOR) oo shalay ku geetriyooday magalada cerigaabo  wxaanu marxuunka ilahy uga baryaynaa inuu ka waraabiyo janooyinkiis ainagan samir iyo iiman inaga siiyo. Si gaarah waxaan ugu diraynaa tacsida ubadkii uu ka tegay marxuunku  ا

                                لرجعون  ليه  إ إنا و لله إنا

 

                 Tacsi

Inaalilaahi waa inaailaahu raajucum  waxa galabta magalada burco ku dhintay
Dr maxamed abdilahi sicid   oo can ka ahaa dhaman Somaliland 
Marxuumku wuxu inbadan wax ka dhigayay jamacada burco  isagao maadada dhaqaalaha ka dhigayay   waxanu marxuumku  ahaa deanki kuliyada  maamulka iyo maareynta
Marxumku wuxu wax baray arday faro  badan o jamacadda Burco ka baxday qaarna wali ku jiraan .
Wuxuuna ka mid aha dadka faro ku tiriska ee diyaarkiyey shahaadada sare ee PHD , kuna takhasasuay Dhaqaalaha.
Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii  uu ka baxay in ilaayahay cawil san ugu badalo isna qabriga u nuuro ,  samir imaan ka siyo dhaman eheladi iyo asxaabtu u kabaxay
Aamin aamin 

 

INAA LILAAH WA INA ELEYHI RAAJUCUUN?
Jaaliyada Reer  S/Land ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee wadanka  America waxa ay tacsi tiiraanyo leh u Dirayaan  Guud ahaan Ummada reer JABOUTI  gaar ahaana  Qoyska  Reer Mohhamoud Hayd , iyo Ehelkii iyo asxaabtii  Marxuum Jamac Mohmuud Hayd  oo malintii Jimcihii ku geeriyooday wadanka Kenya. Waxa aanu Eebe uga baryeynaa in uu Naxariistiisa ka warabiyo janatal fardawsna ku hooyo. Jamac wax uu ahaa shakhsi dadku isugu midyahay oo same talis ahaa. Waxa uu Caado ulahaa ururinta dadka iyo horumantta danta guud. Nin aad iyo aad u gacan furan oo dadka waxtra ayuu ahaa. Waxaanu Eebe uga baryaynaa  in uu ka abaal mariyo sifooyankaa uu lahaa oo dhan. INAA LILAAH WA INA ELEYHI RAAJUCUUN?
Hassan Younis Abdillahi
Qoolaab yahoo.com


                                              TACSI TIIRAANYO LEH                    12/01/2013

 

 

INAALILAAHI WA INAAILAYHI RAAJICUUN WAXAAN HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYAA DHAMAAN SHACBI WAYNAHA REER DJIBOITI, IYO GAAR AHAAN QOYSKA REER MAXAMUUD XAYD, SHACBIGA REER SOMALILAND IYO DHAMAAN SHACBI WAYNAHA SOOMAALIEED MEELKASTA OO AY KU SUGANYHIHIINBA,

Waxaanan marxuumka ilaahay uga baryayaa in uu janadii fardoosa ka waraabiyo
Intii uu kabaxayna qoys iyo qaranba samir iyo iimaan kasiiyo,
     AAMIIN               AAMIIN.

ENG axmed ibraahim cilmi
                     HARGEISA

TACSI


ISMAACIIL(DULCAD)  INAA-LILAAHI-WA-INAA-ILAYHI-RAAJICUUN   ANIGOO AH ISMAACIIL DULCAD WAXAAN TACSI TIIRAANYO
LEH U DIRAYAA EHELKII IYO QARAABADII IYO QARANKA JABOUTI  GEERIDA NAXDINTA LEH EEE KU TIMI JAAMAC MAXAMUUD XAYD
OO KA MID AHAA HALDOORKA REER JABOUTI TAARIIKHDA WAYNA KU LAHAA DALKIISA IYO DADKIISABA WAXAANAN GAAR AHAAN
KA TACSIYEYNAYAAA XUKUUMADA JABOUTI O UU UGU HOREEYO ISMAACIIL CUMAR GEELE IYO XAASKIISA KHADRA MAXAMUUD XAYD
WAXAANAN ILAAHAY UGA BARYAYAAA INUUU NAXARIISTII JANO KA WARAABIYO MARXUUNKA QARANKII UU KA TAGAYNA SAMIR IYO
IIMAAN ILAAHAY KA SIIYO   AAAAMIIIIN***AAAAAMIIIIIIN*****AAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN***YAAA RABI
 
INAA-LILAAHI-WA-INAA-ILAYHI RAAJICUUN

BY.ISMAACIIL DULCAD

 TACSI GEERIDA JAMAC MOHAMUUD XAYD BADHASAABKII BAANK JIBOUTI
DADKA HOOS KU QORAN OO KALA JOOGA DUNIDA BALAHEEDA IYO IYAGOO AAD UGA TIIRAANYEYSAN WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN SHACABKA DAWLADA JIBOUTI IYO QOYSKII REER MOHAMUUD XAYD. KHAASATAN MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR IYO MARWADIISA KHADRA MOHAMUUAND XAYD IYO WALAALAHI OO DH

 


AHMED YUSUF DUCALE IYO XAASKIISA FAADUMO AW ALI HASSAN IYO CARUURTOODA

ABDIFATAH AHMED YUSUF DUCALE

BASMA AHMED YUSUF IYO MOHAMED ABDI DHUUDHI IYO CARUURTOODA
YASMIN AHMED YUSUF DUCALE

MOHAMED AW MUHUMED LIBAAN IYO XAASKIISA SIRAAD ELMI IBRAHIM DHAMAAN CARUURTOODA
ADAM MOHAMED HUSSEIN IYO XAASKIISA XALIMA KHADRA MUHUMED QALINLE IYO CARRUURTOODA
SAFIYA MUHUMED QALINLE
ANAB MUHUMED QALINLE
MARYAMA AW MUHUMED LIIBAAN
SAHRA ABDILLAHI ASKER
FADUMO ABDI IBRAHIM
SAFIYA ABDI IBRAHIM
KHADRA ABDI IBRAHIM ODAYGEEA FUAAD
BASRAABDI IBRAHIM
YUSUF ABD IBRAHIM COLUMBUS
NUURA HAYBE
MOHAMED ELMI
YUSUF ELMI
AHMED ELMI
IDIRIS ELMI SAFIYA ELMI
JINAW ELMI
MOHAMED HASSAN DIIRIYE BILQARIYE
YASIIN ABDI ABDI MUHUMED
ILYAAS ABDI MUHUMED
RUQIYA MOHAMUUD SAMRIYE
MAKO ABDILLAAHI GAAFAANE
RUQIYA AW CUMAR GAAFANE IYO ODAYGEEDA ABDULQAADIR HAJI ASKER
XAYAAD HAAJI ASKER ABDULAHI
AHMED HAAJI ASKER ABDULLAAHI IYO XAASKIISA FARDOWS


SACIID CUMAR HAAJI SACIID IYO XAASKIISA NIMCO
JAMAAL HAAJI MOHAMO XAASKIISA MUUSE GEEDI IYO XAASKIISA NIMCO HAAJI MOHAMOUD
SHUKRI HAAJI MOHAMUUD IYO ODAYGEEDA YASIIN
MOHAMED ABDI XUSSEEIN IYO XAASKIISA HIBO DHOOLAYARE
MUUSE IBRAHIM BOOKH
HUSSEEN MOHAMUUD SAMRIYE
MOHAMED FILFIL XAASKIISA SHAMISQARDA JEEX
YUSUF FILFIL
MAHDI MUHUMED NUUR IYO XAASKIISA KHADIJA QARDAJEEX

IDIRIS CIGAAL IYO XAASKIISA MALYUUN XASSAN MATAAN IYO CARRUURTOODA
AHMED ALI ABAASE
ABDULRISAAQ MUUMIN
DHAMAAN ILMA CUMAR MUUSE
XASAN CUMAR DIRIYE ABUSHANAB
MOHAMUUD ALI ABUSHANAB
AHMED CUMAR MOHAMUUD CUMAR GASLEE
AHMED ABDILLAAHI DIRIYE DHIDAR( DIRIYE XAJIIN) IYO XAASKIISA
XASSAN ASKER IYO CARUURTIISA
AHMED MIIGANE NUUR
MOHAMUUD ILEEYE
FARAH ABOKOR CASYR
ADEN ABDI XAYD
GULEED JAMAC XASAN XAGAA IYO XAASKIS
SAMATAR JAMAC XASAN XAGAA XAASKIISA
LODON JAMAC XASAN XAGAA IYO XAASKIISA IMAN IBRAHIM MOHAMED
IBRAHIM MOHAMED MEECAAD
IBRAHIM ADAM FAAHIYE
ABSHIR NUUR CUMAR
SHEEKH MOHAMED CUMAR SEED
MOHAMED ABDILLAHI  NUUR
MUKHTAAR ABDILLAHI NUUR
MUHUMED XIRSI XASAN
KENADIID ALI AMAN
AMIR ALI AMAN
SULUB ALI AMAN
HUSSEIN ALI AMAN
NIMCO ALI AMAN
AHMED ALI SABAYSE ALI HAAJI YUSUF
MOHAMUUD XUSSEEN WACAYS
MOHAMED FARAH NADIIF
DR SACIID MUHUMED MAAX
ADEN DAAHIR
ILMA CUMAR XUSSEIN
ABDI FARAH MIXILE
INA BERBERAAWI
BASRA MUUSE QOTI
RUUN MUUSE QOTI
ILMA CAYDIID ABDI OBSIIYEB
MUKHTAAR OSMAN HAAJI ABDI AMIR
MOHAMED XAAMUD BALAYAX
XAASHI JAMAC GULEED

MARKALE ILAAHAY HA  NAXARIISTO JAMAC MOHAMUUD XAYD I ILAAHAY NEBI MAOHAMED JAAR HA KALA DHIGO

TACSIDAN WAXAA QORAY MOHAMED ELMI

 

TACSI TIIRAANYO LEH,MARXUUM JAAMAC MAXAMUUD XAYD
Hay´adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),waxay tacsi tiiraanyo  iyo murugo  leh u dirayaan, qoyskii, caruurtii , walaaladii , ehelkii , qaraabadii , xigaalkii ,gacalkii , asxaabtii , shacabka Somaliland,shacabka  & Xukuumadda Jabuuti, geerida ku timid walaalkeen, marxuum Jaamac Maxamuud Xayd,Guddoomiyihii Baanka Dhexe ee Jabuuti , oo maalintii  Jimcaha, 11 January,2 013, ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaala Nairobi ee Dalka Kenya.


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,Jaamac Maxamuud Xayd, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.

 

 

Maamulka Hay´adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF)
 TACSI TIIRANYO LEH


WAXAN LEENAHAY INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUU.

 

KULU NAFSIN DAAIQATUL MOOT.

 

DHAMMAAN DADKA HOOS KU QORAN WAXAY HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH UGU DIRAYAAN  REERKII U KA BAXAY, EHLIYADII, QARAABADII, ASXAABTII

IYO DHAMMAAN SHACABKA REER JABUUTI NAXARIISTII EEBBE HA KA SIIYEE MARXUUM JAAMAC MAXAMUUD XAYD.

CUMAR CABI IYO XAASKIISA YUSSUR XUSEEN

DAAHIR AXMED MIXILE

DAAHIR MIIGANE NUUR

 

 

DHAMMAAN WAXAY EEBBE UGA BARYAYAAN IN U JANADII FARDOOS KA WARAABIYO

AAMIIN AAMIIN?????
Tacsi
Qoyska Reer Amaan iyo Ilma Cali Amaan oo Jooga dalka Gudihiisa iyo
Dibadiisu Waxey Tacsi
Gaar ah u dirayaan Geerida Kutimid Gudoomiyihii Baanka Jabuuti Jaamac
Maxamuud Xeyd oo Ku Geeriyoodal Dalka Kiiniya

Chief-Caqil Cabdi Ciidle Ammaan iyo Xaaskiisa
Sulub Cali Ammaan iyo Xaaskiisa
Cismaan Xasan Mire iyo xaaskiisa
Xuseen Cali Ammaan iyo Xaaskiisa
Maxamuud Aw Cabdi Maxamed iyo Xaaskiisa
Cumar Maxamuud Cabdi iyo xaaskiisa
Nuuradiin CAli Ammaan iyo xaaskiisa
Cabdoo Muxumed Qalinle iyo xaaskiisa
Cismaan Xasan Mataan iyo xaaskiisa
Maxamuud Maxamed Xasan iyo xaaskiisa

Waxay tacsi u dirayaan qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan
shacbiga reer Jabuuti geeridii ku timid Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd.
Waxan ALLAAH uga baryeynaa inu Jannadiisa Firdowsa hoy uga yeelo
iyagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Tacsi
anigoo Ah Dr Abdirahim Abdilahi Dualeh , waxaan halkan tacsi Marinayaa Ummada reer Jabuuti , Madexweynahooda  , Marwada koowaad iyo Marwadii iyo ubadkii  iyo dhamaan Ummada Somaliland ee uu ka Geeriyoodey Jaamac Maxamuud Xayd , Gudoomiyihii Baanka Jabuuti . Waxaan ilaahey marxuunka uga baryayaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardawsa, samir iyo iimaana ka siiyo Dhamaan ummadii jeclayd ,, gaar ahaan Qoyskiisa ... Aamiin
 
Dr: Abdirahim Abdillahi Dualeh
Tell:0025224449661
Email:
gadhaf@hotmail.com

  Tacsi

Annaga oo ah Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Seattle WA, waxaanu Tacsi teeraanyo leh u diraynaa, Madaxwaynaha Dalka Djibouti, Mundane Ismaaciil Cumar Geele iyo Marwadiisa, Khadra Maxamuud Xayd iyo dhamaan Shacabka Reer Djibouti, Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alla ha u naxariistee Marxuum Jaamac Maxamed Xayd.Waxaanu Allaha Awooda badan uga baryaynaa in uu Marxuunka Naxariistii Janno ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Idil ahaanteenba Samir & Iimaan naga siiyo. Aamiin. Xubnaha Tacsidan diraya Magacyadoodu waxay kala yihiin;
 
1. Xassan Cabdillahi Faarax (Xassan Cagaf)
2. Cabdiraxmaan Baaruud Jaamac
3. Cabdirixiin Xaaji Ibraahin
4. Cabdirisaaq Jaamac Sheekh
5. Maxamed Khayre Jaamac
6. Saleebaan Khayre Jaamac
7. Rashiid Caraale
8. Fawsiya Cabdi Rooble
9. Caasha Jaamac Ducaale
10. Cawil Guuleed-yare
11. Xaaji Cabdi Gama´diid
12. Cali Cismaan Cabdi
13. Mustafe Qaalib
14. Cismaan Alxaaji Muuse Bulaale
15. Maxamed Nuur Aadan
16. Saleebaan Deeq Xirsi
17. Khadar Ibraahim Jaamac
18. Ismaaciil Maxamed Ciise
19. Cabdikhaaliq Axmed Sheekh
20. Maxamed Mahdi Ciise

  Geerid Naxdinleh (Kulu Nafsi Daaiqatul Mawt)

INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Anagoo ah Siciid Xaashi Maxamed iyo Xaaskayga Nimco Maxmauud Garaad Maxmed iyo Dhamaan Reer Xaashi Maxamed Oogle Waxay Halkan Tacsi tiiraanyo leh uuga diraynaa qoyskii eheledii iyo ummada Somaliland Gaar ahaan Shukri X Ismaciil Bandare oo hooyadeed Ayeeyo KAAHA kugeeriyootay xalay oo taariikhdu ahayd 13/01/2013 magaalada Hargeisa. Waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan haynaga wada siiyo marxuumadana Janadii fardawsa ilaahay haka waraabiyo. AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.

 Tacsi

 


إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

 "وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور "
                                                                                                                                
                                                                                                                                    
                                                                                                                                                                                                     Date, January 13, 2012


Tacsi

 


Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe  iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan ilma Xaaji Baandare geeridii ku timi hooyadood.
 
 
Marxuumada Kaaha Yusuf Ducaale oo ku geeriyoodaye Xalay magaalada Hargeisa 
 
 
                                           Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja?nadii fardowsa ka waraabiyo, dhamaanteenna samir iyo iimaan inga siyo.

 

                                                                   Aamiin                                            aamin                                               aamin
 
 
 
Md . Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
        Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI


 TACSI
UGAAS CABDILAAHI (XAWAAREYE) WAXA  AAN HALKAN TACSI UGA DIRAYAA DHAMAAN QOYSKII IYO QARAABADII   EHELKII  UU KATAGAY MARXUUN  JAAMAC MAXAMUUD XAYD  OO AAN LEEYAHAY ILAAHAY SAMIR IYO IIMAN HA INAGA SIIYO DHAMAAN.  ILAAHAY QABRIGA HA U NUURO
TACSI
Asalaamu calaykum

1. Axmed Cabdi Daahir(Shell)
2. Cali Xasan Yusuf(Caantayn)
3. Cabdi Xasan Kudhegoo
4. Xasan Saxardiid Diiriye
5. Bashe Adillahi Qulumbe
6.Dayib X Axmed Qulumbe
7. Adam X Maxamed(Dheere)
8. Xaaji Jaamac Axmed Gilin(Rhodisia)
9.Maxamed Qawdhan(Yoolac)


Dhamaan akhyaarta kor ku qorani waxay tacsi u kala dirayaan qoysaska, reer Yusuf Qulumbe, Reer Diiriye Guuleed iyo Reer Xaaji Ismaaciil Bandare kuwaas oo ay ka kala baxeen marxuumada kala ah
1. Ibrahim Cali Qulumbe
2. Isamaaciil Diiriye Guuleed
3.Xaaji Kaaha Yusuf Ducaale
Kuwaas oo todobaadkan ku kala geeriyooday dalalka Saudi Arabia iyo Somaliland.

 ILaahay SWT waxaanu uuga baryaynaa inuu maytidaas denbigooda dhaafo, cadaabkiisana ka fogeeyo, Janadiisa sharafta badana muquuriyo. Aamiin


Wasalaamu calaykum waraxmatullahi.


 tacsi tiiranyo leh


INAALILAAHI WA INA ILAAHI  RAAJI´UUN KULI NAFSI DAA´IQATUL MAWT
waxaan tacsi Diraynaa Geeridiii ku timi AABO AHMED FAARAH ALI (AHMED TOOR)
OO KU GEERIYOOODAY MAGAALADA CEERIGAABO MAANTA
WAXAAN TACSI U DIRAYNAAA HOOYO ISIR JIBRIIL FAARAX
IYO DHAMAAAN UBADKIISI ILMA AHMED FAARAH
AMBasaddor abdirisaaaq ?Diinaari ,,, siciiid,, mukhtaar ,, samsam ,, khadra nuura iyo HOdon
iyo dhamaaan ba ehelkeena iyo qaraabada uu ka baxay marxuuumku
waxaa tacsida diraya

Aaabo Ismail Haji Nuur faarax
Hoooyo Faadumo SHiikh dalmar
Hooyo faadumo abdi abdalla
abdiqani ismail haji nuur
abdirisaq ismail haji nuuur
axmed weli ismail haji nuur
mohamoud ismail haji nuur
yoonis ismail haji nuur
safiya ismail haji nuur
aasha ismail haji nuur
nasra ismail haji nuur
nuura ismail haji nuur
samsam ismail haji nuur
aamina ismail haji nuur
sucaad ismail haji nuur
fadumo ismail haji nuur
iyo dhamaan ba reer  ismail

hooyo khadija xaji xasan
hooyo maryan mohamud abdalle
 guray hamud haji nuur iyo xaaskiisa faadumo ali ducaale
 ali hamud haji nuur
fadumo hamud haji nuur
amina hamud haji nuur
iyo dhamaanba reer xamud xaaji nuur


hooyo caasha bare abdi
??caynaashe ahmed ali amus
saynab ahmed ali aamus
hinda ahmed ali aamus
abdihakiiim ahmed ali aamus
abdirisaq ahmed ali aamus
mohamoud ahmed ali aamus
aasiya ahmed ali aamus
hawa ahmed ali aamus
mohamed ahmed ali aamus
iyo dhamaanba reeer ahmed ali aaamus

aabo abdi ali aamus
mohamed abdi ali aamus
hayad abdi ali amus
ahmed abdi ali amus
hamdi abdi ali aamus
anwar abdi ali aamus
layla abdi ali aamus
iyo dhamaanba reer abdi ali aamus

aabo siciiid ali aaamus
hinda siciiid ali aamus
fowsia siciid ali aamus
omar siciid ali aamus
iyo dhaaman ba reer siciid ali aamus

ilma jibriil cali aamus
ahmed jibriil ali aamus
siciid jibriil ali amus
safiya jibril ali amaus
sahra jibril ali
maryan jibril ali
iyo dhamaanba reer jibriil ali aaamus

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
Aamiin.......Aamiin.......Aamiin


  Tacsi

Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan magalda cerigabo geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum axmed maxamed faarax (axmed toor ) oo maanta galinkii hore ku geryooday magalada cerigabo
eheladaii qarraabadii iyo dadweynaha reer cerigaababa samir iyo iimaan ilahay ka siiyo isagana naxariisti-janno ilahay ka waraabiyo
aamiin aamiin aamiin (kuli nafsi daa iqati mawt)

by ahmed kayse ismaciil

  TACSI

Inaa Lilaahu Wa Inaa Ilayhi Raajcuun
 
Bulsha weynta  reer Djibouti iyo reer Somaliland ee ku dhaqan dalka France waxay ummadda reer Djibouti laqaybsanaysaa murugada ka dhalatay geerida Marxuum Jaamac Moxamuud Xayd,Gudoomiyihii Banka Dhexe ee Jamhuuriyadda Djibouti. Waxay si wadajir ah ugu gudbinayaan TACSI ca´iladda reer Mohamuud Xayd, Eheladooda iyo shacbiga reer Djibouti oo dhan.
Eebe haka waraabiyo Marxuumka Janada Farduusa, inagana oo dhanna haynaga siiyo samir iyo iimaan buuxa.
Aamiim... Aamiin...
 
Md Jaamac Yaasiin Faarax iyo xubnaha Jaaliyadaha France
Lyon/France
 
Guddoomiyaha Horseed oo tacsi u diraya Bulshadda Djibouti
Guddoomiyaha ururka wadaniga ah ee  Horseed  Md. Calawi  Cabdi Gaboobe  aya  dhambaal  tacsi ah Uu  diray shucuubta  iyo  dawlada Djibouti, kaas oo ka tacsiyadeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid   Alle ha u Naxariistee Marxuum Jaamac Maxmuud  Xayd oo ahaa Gudoomiyihii Baanka dhexe  ee dalkaas. waxaanu  si gaar ah uga tacsi-yadaynaya  M/weynaha Jamhuuriyada Djibouti   Ismaaciil Cumar  Geele iyo  Marwadiisa   Marwo Khadra Maxamuud Xayd  iyo dhamaan  qoyska reer Maxmuud Xayd, waxaanu tacsiyadaynayaa dhamaan  shacbiga   Dalka   Jamhuuriyada   Somaliland, kaas oo Ilaahay uga rajeeyey inuu u naxariisto oo uu Janatul-  Al-Fardawsal  Al-acla  ka  waraabiyo. Waxaanu sidaas ku sheegay Guddoomiyaha Ururka Horseed Md Calawi Cabdi Gaboobe qoraal kooban oo uu Haatuf soo gaadhsiiyey, kaas oo isaga oo dhamaytiran u dhignaa sidan :- ?Naf-kastaa way  dha-dhaminaysa geerida (Mawtka), waana  xaq, waana  shay  ina ?wada  sugaya Oo  aanu  ku  wada  xukumanahay, hase-yeesh?e  dadku  waxay  ku  kala  duwan  yihiin  dhinaca  Wax-qabadaka  iyo  wax-tarka  ay  bullshada  ay  la  nool-yihiin  ama  ay  ka  tirsan  yihiin ay uu leeyihiin Arintaasi oo noqota   wax  lagu xasuusto  qofka beni?-aadamka ah, gaar ahaan  markay  geeridu Haleesho aya  inta  badan  sida  qaalibka  ah  la  dareema kaalintii iyo doorkii uu qofkaasi  lahaa.
Guddoomiyihii Baanka dhexe ee Jamhuuriyada   Dibouti  Marxuum Jaamac Maxmuud  Xayd Waxa uu kaalin  weyn  oo  lama  ilaawaan  ah  ka soo  qaattay    ilaalinta iyo soo dhaweynta  bullshada Kala  duwan ee Ka soo jeeda dalka  Jamhuuriyada   Somaliland  ee  xidhiidhka   la  leh  dalka DJibuoti. Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd ayaa alla ha u naxariistee wuxuu ahaa ka mid ahaa Tiirarkii ka danbaysay dibu habayntii dalka DJibouti isbedelka weyn ee dhinaca dhaqaalaha iyo horumarka ah gaadhsiiyey wuxuu ahaa Guddoomiyaha Baanka muddo 15 annadood ah isagoo intuu xilkaasi hayey horseed ka noqday in isbedel baaxadleh oo dhinaca dhaqaalaha iyo shaqoo abuurista dalka Jibouti ay gaadho, wuxuu hormood ka ahaa boqolaal malyuun oo dollar oo maalgelin shisheeye ah oo tobankii sanno ugu danbeeyey DJibouti la geliyey oo ay gashadeen tujaarta carbeed. Guddoomiyaha Baanka Jibouti wuxuu suurtagaliyey in lacagta Faranka ee dalka Jibouti laga isticmaalo ay ku biirto sayladaha sarifka lacagata  dunida Waxa uu ka mid ahaa Rukumadda isku xidha  Jamhuuriyada   Somaliland iyo Dalka  jabuuti waxaanu  Allaaha  Weyn  ka  baryeyna   inuu  uu  naxariistu  marxuum   Maxmuud  Jaamac Xayd uuna   ka  waraabiyo   Janatul  Al-Fardawsal   Al-Acala  . aamiin ..aamiin aamiin. Ugu danbayn waxaan Shucuubta, dawladda Djibouti iyo shacbiga Somaliland-ba ka Tacsiyeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Guddoomiyihii Baanka dhexe ee dalka Djibouti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd oo Jimcihii ku geeriyooday dalka Kenya?.
                               


 Tacsi: Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd
Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan qoyskayga waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii ku timid Alle ha u naxariistee gudoomiyihii baanka dhexe ee dalka Jabuuti marxuum Jaamac Maxamuud Xayd oo ku geeriyooday dalka Kenya. Waxa aan Alle uga beryayaa marxuumka in uu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo, waxaanaan si gaara uga tacsiyadeynayaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd iyo waliba xaaskiisii iyo caruuurtiisii.
sidoo kale waxaan uga tacsiyadaynayaa shacabka reer Jabuuti iyo Somaliland ee uu ka baxay. Ilaahay Samir iyo Iimaan ha inaga wada siiyo. Aamiin.
 
By: Hamse Haaji Mohamed Mohamud ( Rantiisi)
 Tacsi
anigoo ah abdikadir adan abdi anigoo ku hadlaaya magacayga iyo magaca jaaliyada dalka kenya waxaan tacsi udirayaadhamaan ilma xaaji axmed yuusuf qulmbe iyo rer cali yusuf qulumbe geeridii ku timid alla hawnaxariistee gudoomiyii deg xaaji saalax marxuun ibraahim cali yuusuf qulunbe oo ku geeriyooday cusbitaalka magaalada burco waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo dhamaanteen marxuunkana illaahay waxaan uga baryayaa inuu naxariistii jano kawaraabiyo

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.