Fanaanada Mujaahidada weyn ee Shamis Qardajeex ayaa shabakada hadhwanaagnews waxaa ay soo gaarsiiyay tacsi taas oo oo ay kaga tacsiyeyneyso Geerida naxdinta leh ee ku timid gudoomiyihii Baanak Jabuuti Marxuum Jaamac Maxauud Xeyd.
Mujaahidada odaygeeda iyo caruurteeda waxa ay shacabka Jambuuti iyo shacabka reer Somalilandba kaga tacsiyeynayaan geerida Marxuum Jaamac Xeyd waxaana ay allaah kaga bariday in uu janadiisa fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin inaa lilaahi wa inaa ileyhi Rajicuun