Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab qofka la baxay Salax Abdillahi ee Wadani baafinya. By Luula Abdi


(Hadhwanaagnews) Tuesday, January 15, 2013
Salaxow qof indhoole ah sidaada xisbiga Wadani ma arki karo

Salaaaaam warbaahinta qiimaha le:
 
Salaxow qof indhoole ah sidaada xisbiga Wadani ma arki karo.
Hadey xisbi cey tahay na UCID in laga badshaan sheegey.
Waddani na in uu kursiga dahabiga ah fuulayaan sheegey.
Waa ceeb dadka la mudo sidaada in aan u jawaabo, ee waxaan ku tusayaa hadaad kelmed qudha soo qorto in aan adiga iyo adeerkaa Faizal iyo Ucid baa qaawin doono. Ha iga hadlin yaan hawlo badan kugu furfurin ee hadii irbadii lagugu mudi jirey kaa dhamaatey orod doono in taanad train isu dhigin ama aanad is del delin. Waa caadada nin baqay sidaada inta uu indhaha isku qabto

uu yidhaa cad ceeda ma arko. UCID hadey tamar leedey doorashadii laga soo baxay ba Waddani waa kii habaaska cunsiiyey iminkana wax ka dhaca mooyee wax u soo kordhi maayaan. Hana ii calaacalin beriba Waddani markuu kursiga dalka uugu sareeya fuulo sacabka adoo bahadlan baad waad u tumiye.
 


********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.