Walaalaha muslimiinta ee ku kala sugan daafaha aduunka waxa loogu bushaaraynayaa in loo furay machad kaa haqab tiri doono barashada Qur?aanka Kariimka ah iyo culuunta Diinta Islaamka oo la yidhaa Al -Burhaan Online.
Hadaba Adiga iyo qoyskaaguba qof yar iyo qof waynba Meel kasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalimiin si toos ah kuu bari doonta Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo
Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.
Machadkani waxa uu ku barayaa(Courses).
1. Barashada Qur´aanka kariimka ah( Holy Quran)
2- Siiradii Nabiga (SCW)(History Of Prophet)
3- Caqiida(Aqida)
4- Luuqada Carabiga(Arabic Language)
5- Fiqi( Fiqhi)
6- Xadiis(Ahadiis)
Hadaba si aad isku diwaan galiso fadlan la xidhiidh.
Free Call:- 0013473445285 or
Tell: 0025 22 4457097
Tell 025 22 565528
Email:-Alburhaan1@gmail.com
Skype Name: Alburhaan Online Ama Alburhaan.Quraan