Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ogeysiis:Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr Abdoo Axmed Aayir


(Hadhwanaagnews) Friday, January 25, 2013
Xaflad soo dhawyna oo looqabanayo Mr Abdoo Axmed Aayir iyo Weftiga uu hogaaminaayo.

Waxaa dadweynaha reer Somaliland ee degan London  la?ogeysinayaa in Badhasaabka Gobolka Togdheer Mr Abdoo Axmed Aayir iyo Weftiga uu hogaaminaayo ee ka kooban Gudida Burco Airport iyo Jamacada Burco oo xaflad loogu qaban doono Guriga loo yaqaan Oxford House Insha allah Sabtida oo ah 26/01/2013 sacaaduna waa 15:00 pm  adderrskuna waa sidan Oxford House, Derbyshire Street, Bethnal Green, London E2 6HG .

Sidaa daraadeed Waxaa laga Codsanaya Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee London Inay ka soo qayb Galaan Xafladaas soo dhawaynta oo Weftiguna Inooga warami doonaan Wadankii iyo Wararkii ugu danbeeyay

ee dalkii Somaliland.

Wixii faah faahin dheerada kala soo xidhiidh.
Mr Abdisamed Saleeban celmi, Tell. 07947664850
Mr abdihakin Awil Adan, Tell. 07534212197.

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.