Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


HADALKA KASOO YEEDHAY GUDOOMIYE KUXIGEENKA 2AAD EE XISBIGA KULMIYE OO KUDHAWAAQAY WIXII LAQARINAYEY by Haabiil Haybe


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 26, 2013
waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda. salaan kadib waxaan farriintayda maanta

waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda. salaan kadib waxaan farriintayda maanta kaga hadlayaa HADALKA KASOO YEEDHAY GUDOOMIYE KUXIGEENKA 2AAD EE XISBIGA KULMIYE OO KUDHAWAAQAY WIXII LAQARINAYEY OO AHAAINUU SHARAXAN YAHAY MADAXWEYNUHU HADALKA SOO YEEDHAY WUXUU UDHACAYEY INUU JAWAAB UYAHAY MIDAWGAXISBIGA WADANI UU LAMIDOOBAY URURKA UMADA OO NOQOTAY ARINTA KALIYA EE MARMARSIIYO LOOGA DHIGAY INUU KU DHAWAAQO XILIBAAN MAHAMED WAABEEYE OO KUDHAWAAQAY SABATANA AY TAHAY IN LAGU QANCIYO MUUSE BIIXI CABDI INUU U TANAASULO MADAXWEYNAHA WAAYO XISBIGA WADANI WAA XISBIGA AY KUMIDOOBEEN SIYAASIYIIN FARO BADAN OO AAD UCULUS OO KANA AQOON SAREEYA GUDOOMIYAHA KULMIYE AANUNA LATARTAMI KARIN HADII LARABO IN LAHOR JOOGSADO WADANI LAGUMA HORJOOGSAN KARO MUUSE BIIXYEE WAA INUU LATARTAMAA

MADAXWEYNUHU MAADAMAA UU XILKII HAYO QOFKALE OO WADANI KUQABSANKARA MAAMULKA XAGA DOORASHADA MAJIRO SIDAAS DARADEED AYAA WABEEYE KUDHAWAAQAY INUU

MADXWEYNUHU MUSHARAX YAHAY. waxaan kahadlay mudo laga joogo 4 bilood oo aan muuse biixi usheegay inu iska ilaawo inuu xisbiga usharaxnaado muuse maanta ayuu fahmayaa wixii aan usheegay inay dhab ahaayeen,waxaan aad ula yaabanahay dagaalka siyaasadeed ee lagula dagaalamayo dr gaboose iyo muj xasan ciise waxaa xoogiisa hoosta kawada dad is qarinaya oo aan ahayn muuse biixiyee madaxwenaha dad uu aad u aaminsanyahay weeye WALI KULMIYE WUXUU KUMASHQUULSANYAHAY BOOBKII TALADA WADNKA IYO IN LAGU MASHQUULO YAA HALIS INAGU AH EE MAAHA HALAKYNU KARAADINAA ICTIRAAF WADANKAN LOOMA RAADIYO DIBADA WIXII KAMAQNAA EE GUDAHAA LAGU MASHQUULSANYAHAY. hadii aan udhaadhaco xisbiga wadani oo ah xisbi aad udiyaarsan oo ay ubadantahay inay dalka taladiisa qabsan doonaan oo aan cidina horjoogsan karin siday udiyaargaroobeen oo aad heersaraysa taas oo keentay in xisbaga kulmiye uu baraarugo xili xun oo aan jaanisjirin waxaana laga yaabaa inuu kadhaco khilaaf aad uweyn waayo

muuse biixi ma´ogolaanayo inuu talada xisbiga wareejiyo taasina waxa baabiinaysaa xisbiga midnimadiisa waxayna kudambaynaysaa sidii uu xisbigii udub kudambeeyey waana gabagabadii siyaasada guracan ee dalka lagu baabiinayey inuu xisbiga laftiisu isku babiiyo.waxaan kusoo gabagabynayaa shacabka somaliland haka tshadeen tala xumada ay kusuganyihiin madaxdii loogu talagalay inay hogaamiyaan dalka oo kadhamaan la´ lacag boob iyo arimo aan loo dirsan xaga soomaaliyana ay haysato siyaasiyiin aad ubisil oo hagaajinta dalka kumashquulsan kuwii udhigmi lahaana aanay wali meesha imanin in dalka lagaliyo xaalad aan meel laga qabto lahayn oo barri ay dhib noqonayso in xitaa soomaliaya dawladeeda lala gorgortamo.wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

 Haabiil Haybe

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.