ay uheli lahaayen waxbarasho jaamacaded oo debeda ah waxanu usohelay sanadki hore arday gadhaysa ilaa :5 arday oohelay waxbarasho debeded sida qaar helay wadanka maraykanka
Mr. Johntar star waa mulkilaha scholki wuxu dhawan boqasho kuyimi wadanka doha Qadar .
Halkaso aykuso casumen Qadar fundation qaybta tacliinta iyo jaamacadaha kadhiaan wadanka qadar unabalan qaadeen inay xidhidh wada joogto ah yeeshaan scholkan abarso iyo jaamacadaha wadanka Qadar
Hadaba taas waxa barbar socda dadaalka waalidiinta ardayda waxkabarata sholka ay lagarab taaganyihiin ubadkooda iyo maamulka schoolkaba
Hadaba miyay tahay in shakhsiyad dangaar ah lihi ay dadaalka intaa leeg kusameyan dhabar jabin iyo lafqadayn iyo waliba aflagaadayn laguhayo macaliminti iyo maamulki ardaydan somaliland ilaahay usoo diray inay wax baraan ?
Waxanleyahay ugu danbayn hadaba axmad xasan ciise dadaalkii aad ka aqadatay aasaski schollkan yaanu noqon mid isu bedela damac .kaqaybqado dadalka aykujiran waalidka iyo ardayda somali lunderka ah ee wax lagu barayo &nbs! p;.
Arday walba waxa laguso koriyay dhaqan wanagsan iyo diintisa islaamka .
Kumana wanagsana in damacagu marmarsiyo kadhigto taas
Dhqanku waadhaqankii ardayduna waa ardaydeni somaliland .
Walahu waliyu tawfiiq
Ahmed suleiman .laba.baale
Xahmednuur@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga