Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ururka hadhey haduu Kulmiye ku biiro waxba loogama ogola By Yaxye Zakaria


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 26, 2013
Kulmiye waa xisbi kala bogsadey oo gaboobay oo wada meeleeyey dadkii uu danta ka lahaa, hadii urur hadhey ku soo

Salaaam warbaahinta:
 
Ururada hadhey, hadey Kulmiye ku biiraan waxna ka heli maayaan waxna kama bedeli karaan siyaasadiisa.
 
Kulmiye waa xisbi kala bogsadey oo gaboobay oo wada meeleeyey dadkii uu danta ka lahaa, hadii urur hadhey ku

soo biiro wax faaiida  ah oo uu ka helayaa ma jirto. Laakiin hadey ururada dhacay ay ku biiraan xisbiga Wadani ama Ucid waa xisbiyo dihin oo looga ogolyey fikir kooda inay ku daraan oo weliba mansabyana ayaa looga ogolyey hadey kursiga ku guuleystaan.  Ururada hadhey ha ka fogaadaan meel aan waxba looga ogoleyn oo aanay fikir koodana ka dhiiban Karin mansabyana ka heli Karin oo kaasi waa xsbiga Kulmiye.
 
Yaxyez@yahoo.com
 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.