Asalamu calykum umadda somali-land meelwalba oo caalamka ka joogtaan iyo bahda mareegtada, waxaan maanta qalinka u qaatay inaan yara iftiimiyo sida madaxdaadu kuu xukunto ayuun baad adna noqonaysaa waa hadalkii ustaad alah u naxariistee" JAMAAL AFGANI" iyo maah maahdii carabta ahyd لسمكة تفسد من رأسها: kaluunku wuxuu ka qudhmaa madaxa oo haduu xunyahay madaxiisa a yaa la eega dawlada madaxda ayaa laga eega. haday helaan hogamiyaal daacada oo waxbadelikara isbedel xoogleh ayay ku talaabsan karaan hadii shacabkuna diyaar u yahay inuu isbedelo oo doonayo horumar.
Waayo?malaysia oo kale quwad caalamiya ayay noqotay
isbedelkii mahaatiir maxamed, turkiga ordogan markuu yimid turkiga wuxuu gaadhsiiyey dalka 10aad dhaqaalaha calamka, markaa miyanay ku jirin dadkeena dad wax bedeli kara wakhtiba ha qadatee waxaynu u baahanay isbedel dhaba oo aynu ka baxno qabyaalada iyo hantida laguranayo waxaan kasoo noqday dalkii mar dhaw waad yabaysaa musuqmaasuqa ka jira wadankii Airport ga ayay kasoo bilaabanaysaa ilaa aad kasoo gasho gudaha dhakhtarka wayn adigaa soo iibsanaya dawada oo dhan hadana waa inaad bixiso laaluush dhakhtarkii kuu shaqaynayey ilaa taraafiiga wadadda oo ku odhanaya caanihii ilaa wsaraadihii ilaa kantarooladii iyo hawlhii guud oo dayacan maalin walba waxaad maqlaysaa intaasoo hayado ayaa lacag ku deeqay ama dalal kale.
Hada waxaa lawadaa u- kuur gal ururka ANTI-CROPTION GROUP. dalal badan oo LIBYA, KOONFURA SUDAN, LIBYA, IRAQ, SOMALIYA,iyo. SOMALI-LAND.lacag fara badan ayaa la lunsaday waxaaa la soo saari doonaa liiskooda mar dhow oo maxkamada aduunka iyo interpool ka loo gudbinyaa oo aad bilaha soo socda lagu soo daabici doona magacyadooda jaraaidada
Hogaamiyaasha oo la bedelo waxba ma soo kordhinayso (System) oo dhan ayaa ah mid aan sharci adag lahayn ilaalinaya sida Maxkamad sare oo laga baqo qofwalba sharciga siduu doono ayuu ka yeelaa 20 sanadood ayeynu ahayn dawlad gooni u taagan hadana dadku lama qabsan dawladnimada.
Nabadgelyo wanaagsan ayaa ka jirta wadankii oo ay shacabku ku amaananyihiin arintaa, waxaa layaableh horumarkii wadanakuba wuxuu ku xidhanyahy in lala sugo inta laga ictiraafayo somali-land shaqo abuuris ayaan ka jirin iyo aragti dheer oo 20 ka sano soo socda siduu wadanku u hormarikaro iyadoo dawlada jaarka aynu nahy Ethopia ay u baahntahy (Milixda, iyo Kaluunka)hadaynu eegayno uun waxa hayadauhu inoo keenaan, macquul miyey tahay dawlad hay´ad sida UN wax ka sugaysa inay hor marto, xitaa waxaan la yaabay malaha dawladu dhul ay ugu tala gashay in INVESMENT loo gu talagalay oo dawladaha inay maal gashadaan ama qurba jooga, dawlada Ethopia hadii aad lacag ku maalgelinayso Ethopia waxaa lagu siinayaa dhul bilaasha, meeday maskaxdaasi oo kale waad yaabaysaa horumarka ka socda Ethopia .
Waxaan kusoo gaba gabayn lahaa haloo naxo wadanaka waynu gaadhi karnaa horumar wanaagsan hadii la helo hogaan wanaagsan iyo shacab daacada.. .
فيصل القاسم: تحية طيبة مشاهدينا الكرام، أليس من الخطأ الاعتقاد أن دول الربيع العربي ستتغير إلى الأحسن بمجرد تغيير حكامها؟ أليس تغيير الشعوب أصعب بكثير من تغيير الحكام؟ ألم يقل الشيخ محمد الغزالي يوماً أن العمل الصعب هو تغيير الشعوب، أما تغيير الحكومات فإنه يقع تلقائياً عندما تريد الشعوب ذلك؟ أليس تغيير النفوس أصعب بمرات من تغيير الرؤوس؟ هل شعوبنا مستعدة للثورة على أنفسها كما ثارت على طغاتها؟ هل جاء حكامنا من المريخ، أم هم الشعوب؟ لماذا نلوم الحكام ولا نلوم الشعوب التي صنعت وقبلت بطواغيتها؟ أليس كما أنتم يولّى عليكم؟ لكن في المقابل، ألم تتغير شعوب وبلدان عدة بتغيير أنظمة حكمها؟ ألم تتحول تركيا إلى قوة كبرى بمجيء أوردغان إلى السلطة؟ هل أصبحت ماليزيا قوة عالمية إلا بفضل قائدها مهاتير محمد؟ ألم تتغير أوروبا الشرقية بشكل جذري بعد التخلص من النظام الدكتاتوري الشيوعي؟ ألم تصبح روسيا والصين قوتين عالميّتين بتغيير قادتهما؟ أليس من السخف تغيير الشالعربية بسنة أو سنتين؟ ألم يستغرق تغيير الشعب الفرنسي عقوداً بعد نجاح الثورة الفرنسية؟ أليس كل مصائبنا من حكامنا؟ أليس كما يولى عليكم تكونوا؟ ألا تفسد السمكة عادةً من رأسها؟ أليس الثلم الأعوج من الثور الكبير؟ أليست الشعوب على دين ملوكها؟ ألا يبدأ غسيل الدرج من الأعلى إلى الأسفل؟ أليست الديمقراطية كفيلة بتغيير الشعوب وتربيتها بعد سقوط الطواغيت؟ أسئلة أطرحها على الهواء مباشرةً
.
JAAMAC MAXAMED
BADIYE
BRISTO UK