Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Mudanayaasha Golaha Guurtida Oo Ka Dooday Arimo La Xidhiidha Dhaqanka Iyo Bulshada.


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 26, 2013
Hargeysa(HWN):-golaha guurtida Somaliland ayaa maanta sii anba qaaday doodii ay ka lahaayeen qodobada la xidhiidha dhaqanka iyo arimaha bulshada,kaas oo ay soo gaadhsiiyeen guddida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland.

Hargeysa(HWN):-golaha guurtida Somaliland ayaa maanta  sii anba qaaday doodii ay ka lahaayeen qodobada la xidhiidha dhaqanka iyo arimaha bulshada,kaas oo ay soo gaadhsiiyeen guddida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland.

Fadhiga maanta ee golaha guurtida Somaliland oo uu shir  gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi md.Siciid Jaamac ayey  mudanayaasha golahaasi waxay kaga doodeen arimaha la xidhiidha dhaqanka ay bulshada Somaliland leedahay iyo waxyaalaha loo baahan yahay in laga ilaaliyo si aanay dhalinyaradu uga tagi dhaqankooda.



style="MARGIN: 0in 0in 10pt" class=MsoNormal>Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland waxay sidoo kale ka doodeen  qodobada la xidhiidha dhaqanka iyo arimaha bulshada ee ay dhawaan u soo gudbiyeen guddida wanaag farista iyo xumaan reebista ee Somaliland kuwaas oo sheegay inay loo baahan yahay in la dajiyo qorshihii wax lagaga qaban lahaa dhibaatooyinka haysta dhaqanka iyo arimaha bulshada.

 

Maxamed Aadan Ismaaciil

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.