Cigaal iyo taliyaha qaybta Booliska gobolkaasi, halka sidoo kalena ay munaasabadda yimaadaan madaxdhaqameed isugu jira boqoro, suldaano iyo cuqaal.
Gudoomiyaha Gobolka Md Cigaal waxa uu halkaa mahadcelin uga soo jeediyey xildhibaanada iyo xubnaha golaha wasiirada ee ka soo jeeda Gobolka sanaag kuwaasoo uu ku tilmaamay inay had iyo jeer ka qayb qaataan hawlaha ka socda Gobolka.
Hadhwanaagnews/Office
abdiaziiz@hadhwanaag.org