Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


halkan ka baro quraanka kariimka ah iyo dhamaan culuumta shareecada islaamka la xidhiidh free call 0014405456905 ama sii akhri warbxinta


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 26, 2013
madarasadda al- xarameyn

madarasadda al- xarameyn
                  


   
                      مدرسة الحرمين لتحفيط القراءن الكريم وعلومه



                                 
                                     asalaamu caleykum

dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan uugu bushaareynanaa in iyaga iyo caruurtoodaba ay diinta baran karaan iyaga oo jooga guryahooda


machadka al- xarameyn wuxuu ku dhex yaala internetka dhexdiisa


size=4>
waxaa lagu dhigtaa casharo diini ah waxaana wax ka dhigta macalimiin aqoon sare u leh casharada ay dhigayaan

  casharada lagu dhigo waa sidan

  •  quraanka kariimka ah oo looga bilaabi doona heerka ku haboon ardeyga iyada oo lagu bari doono tajwiid lana xiftisiin doono

  • siirada rasuulka SCW

  • fiqiga oo aad loo faham siin doono ardeyga

  • caqiidada oo aad loo faham siin doono ardeyga

  • axkaamta salaada , ducooyinka kala duwan
  • tarbiyada islaamka

  • hadaba duruustan waxey si live ah uuga baxdaa aalada internetka gaar ahaan aalada loo yaqaano skype dugsigu wuxuu  furanyey 24-hours
     

    waxaa wax lagu baranayaa qaab casri ah oo aan ka dhicin sidii qof ku hor jooga oo kale

    adoon gaadhi raacin adoon daalin ayaad caruurtaada guriga wax ku bari kartaa adna waad ku baran kartaa gurigaaaga ama xafiiskaaga dhexdiisa


    qofka doonaya inuu caruurtisa ku daro madarasadan ama isaga uu is qoro waxaa laga rabaa  shuruudahan


  • inuu ilaaliyo timeka iyo wakhtiga uu dhiganayo casharka oo aanu habsaamin
  • haduu ardeygu xanuunsado ama howl kale yeesho inuu soo sheego uugu yaraan 1 saac ka hor time ka casharkiisa
  • inuu soo diyaariyo soo qeybo casharka loo dhigey

  • qolka uu ardeygu casharka ku dhiganayo waxaa laga bakhtiinayaa laga daminayaa  recrd ama tv iyo buuqa dadka
  • ardeygu meesha uu fahmi waayo ama ku adkaata wuxuu mar kasta iyo xili kasta soo weydiinayaa macalinkiisa si ay uugu fududaato qeybisya casharku



  • ardey kasta waxaa la siin doona time ku filan waxaana ardey kasta wax u dhigi doona  1   macalin

      

     qof kastana meesha ku haboon ayaa looga bilaabi doona qof yar iyo qof weyn

      cidii  taqaana quraanka  ee rabta iney barato kutubta sida kutubta caqiidada fiqiga 

    siirada rasuulka SCW  tafsiirka quraanka kariimka iyo iyo kutubta waaweynba waxaa loo sameynayaa 

    wakhti loo dhigi kutubtaas iyada oo sheekh aad u fahamsiin doona uu kutubtaa uu u dhigi doono 


    NB madarasadu waxa kale oo ay daaweyn iyo talo siisaa  dadka ka cabanaya xanuuda jinka , isha .sixirka




    qimaha lacagta mid qaali ah maaha waa qiime macquul ah oo ku raali galin doona



    hadadaba cidii rabtaa waxey kala soo xidhiidhi kartaaa 





  • free call     0014405456905

  • ama   skype    (sh.axmed50)  



  • ama emailka  sheekh051@hotmail.com




  • inaad barato diinta islaamka oo aad aqoon u yeelato waa kugu waajib ee diinta baro 

    wakhtina ku bixi sidii aad diinta u baran laheyd

    ilaahey waxaan ka baryeynaa inuu inaga dhigo kuwa diinta barta kuna camal fala amiin

    jazaakumulaahu kheyran

    Friendly Link

    Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

    ©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.