Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


maansha alaah bal eega qiimaha ay leedahey in la is caawio bal eega by by cabdi adan


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 26, 2013
qoys danyar ah isla markaana xanuun uu wada naafeyey ayey usoo gurmadeen walaalahooda

qoys danyar ah  isla markaana xanuun uu wada naafeyey ayey usoo gurmadeen walaalahooda kale  qoyskii waxaa loo dhisey guri weyn oo oo inta la dhameeyey furihii lagu wareejiyey


walaahi sidaan u uugu farxey sida dadkaa loo caawiyey lama qiyaasi karo

ilaahey intii gacan ka geysatey haka abaal mariyo amiin

ilaahey wariye cabsi salaan abuhureyra miisaanka xasanaadka ha u saro amiin


ila daawada hadaba


http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=88969  halkan  fur oo daawo




by cabdi adan



size=4>

cabdi1515@hotmail.com


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.