Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hargeysa: Xukuumadda Oo Xabsiga Ku Gurtay Fanaaniintii Ugu Badnayd


(Hadhwanaagnews) Saturday, February 02, 2013
Fanaaniinta oo ay ku jiraan Ruun Xadi Saban, Caabi Mirre iyo waliba qaar kale ayaa lagu xidhay Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa.

Hargeysa (HWN) Fanaaniintii ugu badnayd ee Somaliland ayaa goor dhaewyd xabsiga Loo Taxaabay.

Fanaaniinta oo ay ku jiraan Ruun Xadi Saban, Caabi Mirre iyo waliba qaar kale ayaa lagu xidhay Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa.

Ruun Xadi oo iyada oo lagu ay ciidamadda Boolisku ku sii wadaan saldhiga dhexe ayaa sheegtay in aanay garanayn sababta, waxaanay xustay in Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland

uu ku wargeliyay in amar madaxweyne ay ka wataan ay ku xidhayaan.

Sidoo kale Caabi Mire Dacar ayaa isna xaqiijiyay in xabsiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa lagu sii wado.

Warkan oo faahfaahsan la soco Goor dhaw

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.