Sidee dal loo dhisaa ?
Sidee dad loo dhisaa ?
Sidee Loo helaa dad wadani ah ?
Sidee laysugu calool fiyoobaan karaa ?
Su aalahaas iyyo qaar kaloo badan waxaa si miisaaman uga jawaabaya Gudoomiyaha Jaamacada bariga Africa Prof Hiirad oo ah nin xirfad dheer U leh Maadadada horumarinta bulshada.
transparent; FONT-STYLE: normal; FONT-FAMILY: arial, helvetica, sans-serif; COLOR: rgb(0,0,0); FONT-SIZE: 16px">