Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Talo Soo Jeedin Iyo Jawaab By Mukhtar Cilmi


(Hadhwanaagnews) Saturday, February 02, 2013
Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaagnews.com

Red roseAsalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.Red rose

Red roseWaxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaagnews.comRed rose


Maadama uu waddankeenu Somaliland u marayo marxalad adeg kana soo wajahaan dawlada

Soomaaliya iyo dawlado kale oo dan gaar ah ka leh mandaqadda geeska africa waxaan rabay in aan uu soo jeedeyo dawladeena talooyin ku saabsan ariimaahas cidna way igu raaci karta cidna way igu diidi karta maadama aan ahay nin shacabka somaliland ka mid ah, waxaana xita aan raba in aan u jawaabo goddomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali ( Faysaal Yalaxow ) iyo aqoonyahan Boobe , taaloyiinka aan rabo aan u soo jeedyo dawladeena Somaliland waxa ka mid ah :


1- In ay adkayso xuduudaha somaliland siba xudoodeena aanu la leenahay mamuulka puntland.

2- In ay soo celayso askartii roontada ahayd ee habeenki xafaadaha wareegi jiray si loo ogaado ama loo qabto wixi dhaq dhaqaaq samaynaya .

3- In dawladu ku dhaqaqdo maamul fidin ay ku fidinayso xudoodaha somaliland si aaanay uku dhuman kooxa nabadiidka Somaliland .

4- In dawladu aad u xoojaysa sirdoonka oo ay la tashata dadka khibrada u leh sirdoonka sida madaxweynihi hore ee Daahir riyaale iyo Cabdilaahi cirro iyo Warancade .

5- In dawladu samayso kala shaandheyn xaga badhisaabyada gobolada ah .


Jawaabtayda ku wajahan Faysal yalaxow iyo aqoonyahan boobe :

Shalay doodi ka socotay iddacadda FOA labaddan nin waxay cadaysten inay ka soo horjeden banaan baxyadii ka dhacay somaliland oo ay ka qayb galayn madaxweynaha iyo Goddomiyaha Barlaamaanka mudane Cabdiraxmaan Cirro, oo ay soo abaabulayn shacbku ay ku muujinayeen dareenkooda ah inuu dalkoodu nabad yahay oo aanay wax nabadgaliyo darro ahi ka jirin somaliland, waxaan aaminsan yahay inuu boobe yahay nin somaliland aad u jecel laakin waxaan odhanaya  boobow ingrisku waa dawlad anaakuna waxaanu nahay dawlad , ma ogoliyn in cidi naga sheegto wax aan jirin xita haduu noqoo maraykayn laftiisa.

By Mukhtar Cilmi

khadar2244@hotmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.