TACSI TIIRAANYO LEH MARXUUM ASAD YUUSUF KABITAANI
INA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN WAXAN HALKAN TACSI TIIRAAN YO LEH UGA DIRAYAA
MARXUUM ASAD YUUSUF (ASAD KABITAANI) OO KU GEERIYOODAY WADAN KA HOLLAND MAGAALADA T
size=4>
ROTTERDAM WAXANAN LEEYAHAY ILAHAY SAMIR IYO IIMAAN HA KA SIIYO EHELKII IYO QARAABADII UKA
BAXAY MARXUUMKANA ILAHAY JANADIISA FARDAWSA HA KA WARAABIYO
CABDIRAXMAAN CABDILAAH ELMY ( AFRIKAANI)
]
Tacsi kusocota Qoyskii,Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka Geeriyoodey Cismaan Cali Kaarshe (Huubo)
Waxaa Shalay ku geeriyoodey Galbeedka London Marxuun Cismaan Cali
Kaarshe oo mudo kooban xanuunsanayey,anagoo aad uga murugoonayna
waxaanu Tacsi u diraynaa Qoyskii,qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Baxay
Nin aad loo jeclaa Marxuun Cismaan Cali Kaarshe.Waxaana Tacsida
Diraya;
Cawil Axmed Carab
Bashiir Tarabi Oogle
Axmed Cabdi Guuleed
Maxamed Axmed Mire
Maxamed kayd Ibraahim
Cabdalle Dafle
Cabdirisaaq x Axmed
Siciid Ismaaciil X Xirsi
Shiine Cumar Badhaadhe
Mustafe Bancade
Xasan Saalax Gurey
Daa´uud Carab
Khadar Soofe
Mustafe Cismaan
Maxamed Cabdi Xaaji iyo marwadiisa Sacaada Askar Caateeye.
Waxay dhamaantood Alle uga baryayaan inuu Qaraabada iyo Asxaabta gaar
ahaan Qoyskiisa uu samir iyo Iimaan ka siiyo Marxuunkana janada ka
waraabiyo.Aamiin.
Tacsi,Marxuun Cismaan Cali Kaarshe (Huubo)
Anagoo ah dadka hoos ku qoran,waxaanu Tacsiyadaynaynaa Qoyskii,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuun Cismaan Huubo oo maanta lagu aasay Landhan.Waxaanu Illaah uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan inaga siiyo Marxuunkana uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo.waxaana Tacsida diraya;
Cabdisamad Maxamed Nuur
Cabdirashiid Cali Askar
Shucayb Daahir Yuusuf
Axmed maxamed (Jeeri)
Maxamed Maxamuud Aw Nuux
Xasan Maxamed Sabdoow
Mukhtaar Maxamed Xirsi
Farxaan Axmed Barre
Daahir Biyoonde
Cabdiqaadar Xasan Xalane.
Illaahay Janadii Fardowsa haka waraabiyo wuxaa ahaa Marxuunku Nin aad loo jeclaa.Aaamiin Yaa Rabil Caalamiin
Taacsi Qamar Bile Cali oo Ku Geriyotay Hargaysa
Axmed Hasan Awcali Siirad
Inalila Wa Ina Illayhi Rajucun
Anigo ku Hadlaya Magacayga iyo Magaca Reer Awcali Sirad
Waxan Tacsi uu Dirayna ehelki Iyo Qarabadi Ayka Geeriyotay
(QAMAR BIILE CALI LIBAN)
oo Ku Geriyotay Magalada Hargaysa 31-1-2013 Waxan Ilahay
Uga Baryaya Naxaristi Jano Inu Ka Warabiyo Ehelaka Iyo Qarabadana
Samir Iyo Iman Kasiyo Amiin Amiin Amin Waxan Tacsida uu Diraya
1 Axmed Cabdilahi Cabdi Shube
2 Aabi Cabilahi Cabdi Shube
3 Adan Cabdilahi Cabdi Shube
4 Xayad Cabdilahi Cabdi Shube
Waxay Ahayid Xaaski Abwaanki Wayna (AHN)Cabdilahi Cabdi Shuube
Waxay Ahayiid Dhakhtarad Umuliso Ila 1940 Dhakhtarka Wayiin
ee Magalada Hargaysa lagaso Bilabo Wakhtigas Dadki Ku dhashay
Magalada Hargaysa Boqolkiba 90% Waxay Ku Lahayida Qiyib Wayiin
(ILLAHAY) Naxariisti Jano Haka Warabiyo Insha (ALLAH) Amiin Amiin Amiin Ya (RABI)
]
tacsi tiiranyo leh
INAALILAAHI WA INA ILAAHI RAAJI´UUN KULI NAFSI DAA´IQATUL MAWT
waxaan tacsi U Diraynaa Geeridiii ku timi AABO Siciid Cilmi Hoori
OO KU GEERIYOOODAY MAGAALADA CEERIGAABO MAANTA
WAXAAN TACSI U DIRAYNAAA HOOYO xildhibaan Baaar Siciid Xaaji Faarax
IYO DHAMAAAN UBADKIISI ILMA ilma SICIID ILMI HOORI
dhamaaan ba ehelkeena iyo qaraabada uu ka baxay marxuuumku
waxaa tacsida diraya
Aaabo Ismail Haji Nuur faarax
Hoooyo Faa! dumo SHiikh dalmar
Hooyo faadumo abdi abdalla
abdiqani ismail haji nuur
abdirisaq ismail haji nuuur
axmed weli ismail haji nuur
mohamoud ismail haji nuur
yoonis ismail haji nuur
safiya ismail haji nuur
aasha ismail haji nuur
nasra ismail haji nuur
nuura ismail haji nuur
samsam ismail haji nuur
aamina ismail haji nuur
sucaad ismail haji nuur
fadumo ismail haji nuur
iyo dhamaan ba reer ismail
hooyo khadija xaji xasan
hooyo maryan mohamud abdalle
guray hamud haji nuur iyo xaaskiisa faadumo ali ducaale
ali hamud haji nuur
fadumo hamud haji nuur
amina hamud haji nuur
iyo dhamaanba reer xamud xaaji nuur
hooyo caasha bare abdi
??caynaashe ahmed ali amus
saynab ahmed ali aamus
hinda ahmed ali aamus
abdihakiiim ahmed ali aamus
abdirisaq ahmed ali aamus
mohamoud ahmed ali aamus
aasiya ahmed ali aamus
hawa a! hmed ali aamus
mohamed ahmed ali aamus
iyo dhamaanba reeer ahmed ali aaamus
aabo abdi ali aamus
mohamed abdi ali aamus
hayad abdi ali amus
ahmed abdi ali amus
hamdi abdi ali aamus
anwar abdi ali aamus
layla abdi ali aamus
iyo dhamaanba reer abdi ali aamus
aabo siciiid ali aaamus
hinda siciiid ali aamus
fowsia siciid ali aamus
omar siciid ali aamus
iyo dhaaman ba reer siciid ali aamus
ilma jibriil cali aamus
ahmed jibriil ali aamus
siciid jibriil ali amus
safiya jibril ali amaus
sahra jibril ali
maryan jibril ali
iyo dhamaanba reer jibriil ali aaamus
اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
Aamiin.......Aamiin.......Aamiin