Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Bogaan Waa Bogii Hambalyooyinka iyo Farxadaha ina Soo Gaaray Halkaan Guji oo Akhriso


(Hadhwanaagnews) Saturday, February 02, 2013
Bogga Hambalyooyinka iyo Farxadaha War Qadaadii ka eeg

Hambalyo Dhalasho Farxad leh

Aabo Khadar Aw Cabdillaahi Aw Axmed, Hooyo Xaliimo Jibriil Kaahin, A/nuur Khadar Cabdillaahi, Rooda Khadar Cabdillaahi iyo Innankeeda iyo Waliba C/Shakuur Khadar Cabdillaahi, Abtiyo Axmed Jibriil Kaahin iyo Caruurtiisa, Abtiyo Maxamed Jibriil kaahin iyo Caruurtiisa, Abtiyo Cabdiqaadir Jibriil Kaahin iyo Caruurtiisa, Abtiyo Xuseen Jibriil Kaahin, Habo Nimco Jibriil Kaahin iyo Carteeda, Habaryaro Maryan Jibriil Kaahin iyo Caruurteeda, Habaryaro Amran Jibriil Kaahin, Adeero Salaan Aw Cabdillaahi Aw Axmed iyo Cartiisa, Adeero Xasan Aw Cabdillaahi iyo Caruurtiisa, Edo Canab Aw Cabdillaahi iyo Caruurteeda, Edo Nimco Aw Cabdillaahi iyo Innanteeda,

Edo Sahra Aw Cabdillaahi iyo Caruurteeda.
Dhammaan Dadkaasi oo kala jooga Gudaha Dalka iyo Dibadiisuba ay Hambalyo iyo Bogaadin gaadhsiinayaan


                                       Saciid Khadar Cabdillaahi
                                                       Iyo
                                              Idil Nuux Cige

Oo 28, January, 2013 ay Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Gabadhaasi yar waxa loo bixiyay Safa (Safa Siciid Khadar)

Waxaanay Gabadhaasi yar ILaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Daryeesha

Hambalyo Dhalasho Farxad leh

Agaasimaha guud ee Telefishanka Somaliland Space Channel, Maxamed Muuse Xasan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Madaxa Wararka ee Telefishanka C/Casiis Cali Caddaani, Madaxa Maamulka iyo Lacagta Cigaal Cismaan Almis, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Mukhtaar Ismaaciil Cali, C/qaadir Maxamed Xasan, C/Naasir Guray Meecaad, Khadra C/rashiid Jaamac, Mushtaaq Cabdi Nuur, C/raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji) Jimcaale Aw Cali Ibraahim, Faysal Xasan Aadan iyo Dhammaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada kala duwan ee Telefishanka Madaxa Bannaan ee Somaliland Space Channel waxa ay Hambalyo u dirayaan ,

 

Saciid Khadar Cabdillaahi
Iyo
Idil Nuux Cige

Oo 28, January, 2013 ay Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Gabadhaasi yar waxa loo bixiyay Safa (Safa Siciid Khadar)

Waxaanay Gabadhaasi yar ILaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Daryeesha.

 

Hambalyo Dhalasho Farxad leh

C/laahi Faarax Tubeec iyo Xaaskiisa , Cigaal Cismaan Almis, Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Maxamed Axmed Cige, Maxamed Nuur Cige iyo Xaaskiisa , Barkhad Muxumed Cumar , Mawliid Muxumed Cumar iyo xaaskiisa, C/raxmaan Muxumed Muuse iyo Xaaskiisa , Xasan Mu?min Maxamed , Guuleed Xasan Maxamed (Gabyaaye) Xaaskiisa iyo Caruurtisa, Ismaaciil X. Carab Ismaaciil iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/naasir Cismaan Maxamuud (Food-cadde), Xasan Maxamuud Cawaale xaaskiisa iyo caruurtiisa, Xamse C/raxmaan X. Yuusuf, C/rixiin Xaashi Cumar ,Faysal Xasan Aaden iyo Xaaskiisa , Mukhtaar Cabdi Xaashi, Mukhtaar Ismaaciil Gabar iyo Xaaskiisa , C/xakiin Xaamud Cumar , Maxamuud Xuseen Jaamac, C/raxiin Axmed Carab, Mushtaaq Cabdi Nuur, Sagal Mustafe Xasan Nuur iyo Odaygeeda, Nimco Maxamuud Samriye iyo Odaygeeda, Yaasiin Xuseen Ismaaciil.
Waxa ay Dhammaan Dadkaasi Hambalyo iyo Bogaadin gaadhsiinayaan


                                 Saciid Khadar Cabdillaahi
                                               Iyo
                                      Idil Nuux Cige



Oo 28, January, 2013 ay Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Gabadhaasi yar waxa loo bixiyay Safa (Safa Siciid Khadar)

Waxaanay Gabadhaasi yar ILaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Daryeesha

 

 

Hambalyo  Meher Wacan
 
 
Suldan  YUUSUF  MAXAMUUD XIIREY
 
CAAQIL CABDI FAARAX YUUSUF
 
CAAQIL  CALI  KHALIIF YUUSUF
 
CAAQIL  JAAMAC CABDI AXMED
 
NABADOON   AXMED ISMAACIL GILIN
 
CALI MAXAMED WARANCADE
 
AXMED XASAN CIGAAL
 
IBRAAHIN SULDAN XASAN BARE
 
XASAN MAXAMED CABDILAAHI
 
GARYAQAN  AXMED YUUSUF GUURIJE
 
XAMSE SAKI  GAHNUUG
 
CABDIFATAX GAMAAMEYE
 
MAXAMED  KAYSE AHMED
 
AXMED AW CISMAAN
 
 
DHAMAAN DADKAASI WAXAY HAMBALYO MEHER WACAN U DIRAYAN   
 
BOQORKA     MUSTAFE   CABDI  IIDAN
                       IYO
BOQORADA    HUDA  CABDIRAXMAAN  Aadan
 
 
oo meherkodu ka dhacay  magalada hargayasa  1/02/2013  waxanan ilaahay uga baryeyna  in u ka dhigo reerki lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala siiyo  Aamin Aamin 

 

 Hambalyo Meher: Aqoonyahan Mustafe Cabdi Iidaan iyo Marwo Huda C/Raxmaan Axmed

 

Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Axmed Saleebaan Birinbir, Prof Cabdiraxmaan Xasan Nuur, Mahad Ciise Xirsi (Boos), C/Qani Muxumed Cige (Farxaan), C/Raxmaan Guuleed Kaahin, Sayid-Cali C/Raxmaan Axmed, C/Casiis Xirsi Warsame, Abshir Askar Maxamed, C/Raxmaan Axmed Xasan (Buraale) iyo guud ahaan Bahda Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista ERA... Waxa ay duco, hambalyo iyo bogaadin hufan u dirayaan Agaasimaha Akadamiga ERA

 

Aqoonyahan Mustafe  Cabdi Iidaan iyo 

Marwo Huda C/Raxmaan Axmed

 

Oo maanta 01/Feberweri/2013-ka meherkoodu ka dhacay Maansoor Hotel, Hargeysa.... Waxa ay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo....... Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax... Aamiin

 

 

 

Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

Hargeysa

saedmgahair@hotmail.com

 

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.