|
|
War Deg Deg Ah: Maxkamadda Rafcaanka Somaliland oo Garsoorihii qaadayay kiiska u dhaxeeyay Wasiirka Madaxtooyadda iyo Gabadh uu ku eedaynayo inay fariin cay ah u dirtay ka wareejisay kadib markii ay Xeer ilaalintu Durtay. (Hadhwanaagnews) Saturday, February 02, 2013 Hargeysa (HWN) Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex C/rashiid Duraan ayaa soo saaray qaraar uu kaga wareejinayo Dacwadii u dhaxaysay Wasiirka Madaxtooyadda
War Deg Deg Ah: Maxkamadda Rafcaanka Somaliland oo Garsoorihii qaadayay kiiska u dhaxeeyay Wasiirka Madaxtooyadda iyo Gabadh uu ku eedaynayo inay fariin cay ah u dirtay ka wareejisay kadib markii ay Xeer ilaalintu Durtay.
|