Minesota(HWN):Waa waraysi aad u xiiso bdan oo aan idiinka qaadnay muwaadiniin reer Somaliland ah oo ku nool caasimada Maraykanka ee Washington,D.C oo kala ah Ing:Xaashi ISmaaciil,Maxamed Cumar (Wajaale) iyo weliba C/raxmaan Xasan Xussein(BUrco),Waxaanay noola soohadleen sidii ay ugu hanbalyeey lahaayeen darajada looqaybiyay daraja iyo weliba go?aankii dowlada ingiriiska ee uu ugu baaqay dadkiisu inay ka soo baxaan Somaliland iyo nabadgelyaga dalka guud ahaan.
Halkan guji si aad mobilekaga ugu dhegasati