Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Gudoomiha Saraakiisha Gobolka sanaag ee Nabad iyo Caano AYaa xukuumada ugu baaqay inay ka fiirsato bixinta darajooyinka


(Hadhwanaagnews) Sunday, February 03, 2013
Ceerigaabo-(HWN)-Anigoo ah Gudoomiha Saraakiisha Gobolka sanaag ee Nabad iyo Caano Saraakiishaas oo

Ceerigaabo-(HWN)-Anigoo ah Gudoomiha Saraakiisha Gobolka sanaag ee Nabad iyo Caano 
Saraakiishaas oo ka qaybqaadatay  Nabadayntii Gobolka 1993 dhismihii maamulka Gobolka 1997 dhismihii Ciidamada ee Gobolka sanaag intii ka danbaysayna ku jirtay Samir iyo dhabar Adayg ay ku dheehan tahay wadaninimo sugaysayna marka lagaadhi xulka hadaba sarakiishaas oo ah saraakiil rug cadaa ah akadamiyatik ah ka gaadhay darajo dawladii hore Hogaamiyaal sare kana fogaatay hargaysa  waxaa manta naga fajicisay darajada ciidamada Somaliland waxa lagu sameeyey waxaanu garan la nahay saraakiishu waa istaqaanay ma aqoon iyo ducfad baa lagu saleeyey? maheer Gobol baa lagu saleeyey ? maheer qabiil baa lagu

saleeyey ? 

Iydoo Gudiga dalacaada aanay wax aqoon ule ee reer sanaag ahi aanay jirin , marka laga reebo Mohamed

Wixii layali saraakiil ah la qaadanayey  22 sani loona carbinayey saraakiil nimo Gobolka sanaag waxa uu ka heyal saddex saraakiishii hore ee waayo araga ahayd waxay joogaan magaalada cerigaabo degmooyinkeeda iyo Tuulooyinkeeda ayay ku firidhsan yihiin xuquuq bay dadka ku leeyihiin lamina Ruqsayn xaqoodiina lama siin , waxaa xusuus mudan markii madaxweynuhu magaalo madaxda nooguyimi inaanu usheeganay intaas oo saraakiil sare ah baa ku sugan gobolka e maxaa loo qaramayn la yahay ,  

 

waxaan xusuusinayaa inay haystaan saraakiishaasi dadl iyo dad halaag fiirsado ,

waxanu madaxweynaha xaq ugu leenahay inaanu ugu soo sheegno dareenka dadweynaha iyo tabashada saraakiisha Gobolka sanaag iydoo aanay qabiil lahayn ,

 

Saraakiisha Gobolka sanaag Waa saraakiil siyaasiyiina Dhaqanyahaniin ah Aqoon dheer leh sidaa darted waxay u arkaayeen inay sanaag ka maqantahay (power share) awood qaybsi ah iyo siyaasadii Gudaha iyo siyaasadii debeda ee Somaliland 

Waxaanau rajaynaynaa Jawaab macqul ah oo naqancisa anaga iyo dadka reer sanaag ,

 Gaashaanle sare Siciid Ducaale xirsi (Feedha Libaaxle)

 
Cabdinaasirn Khaalid Saciid
Hadhwanaagnews Ceerigaabo
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.