inaanay waxba ka jirin. Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya Kenya oo qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Matt Baugh, ayaa hore u sheegay inuu ka mid yahay masuuliyiinta bixiyay digniinta, waxase uu sheegay inay wada hadal la leeyihiin Somaliland.
Si kastaba ha ahaate, waxa la filayaa inay labada dhinac kulankooda xal kaga gaadhaan aragtiyahooda kala duwan ee la xidhiidha digniinta Ingiriiska.
Cali yuusuf
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga