Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Walaal Soo Caawi Aabe Jidhkiisu Dubku Ka Dhacaayo Oo Ku Dhibaataysan Borama Dana Ay Hayso. +SAWIRO


(Hadhwanaagnews) Sunday, February 03, 2013
Waxaa laga codsanayaa dhamaan Walaalaha muxsiniinta ah ee ka shaqeeya khayraadka jecelna inay walaalahood

Waxaa laga  codsanayaa dhamaan Walaalaha muxsiniinta ah ee ka shaqeeya khayraadka jecelna inay walaalahood caawiyaan, bukaan dubku ka dhacaayo jidhkiisa islamarkaana ahaa nin ku xoogsan jiray xoogiisa oo jidhkiisii dubkii sare ka daadanaayo kuna sugan xaalad adag oo ah mida la iskagaga naxo.


Xanuunka haya bukaankan waxa uu sababay inuu ku waayo Aragtida & Maqalka labadaba, Bukaankaan

xanuunsanaya waxaa lagu magacaabaa Barre Xasan waxuuna u baahan yahay gacantaada naxariista leh walaal si loogu helo Dhaqaatiir Caalami ah oo ALLE SW ka sokoow wax ka qabata xanuunka haya.


Waxii Tabarucaad ah Kala Xidhiidh: 002522-4502777 Ama Ugu Dir ZAAD - 4502777 Boorama


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.