Jaaliyada Reer Somaliland ee Wadanka Holland waxay hambalyo u dirayaan dhammaan Ciidamada qarranka , oo u dabaaldegaya sannad guuradii 19aad ee ka soo wareegtay asaaskii Ciidanka qaranka.
Waxaan kale oo aan halkaan hambayada mid la mid u direynaa Xukuumada Soomaliland oo ku guuleystay inay dhameys tir-to sharaftii ciidamda. oo bixisay Darajadii dhammaan ciidamada.
Xukuumadu waxay fulisey balan-qaayadii tii ugu muhiimsaneyd, oo ah derajada Ciidanka qarranka,
oo maanta Madaxweybaha Jamhuurida Somalland Mudane Axmed Siilaanyo ku tollay Saraakiishkii
ciidanka.
qore Maxamed Yuusuf Buux
********************************************************
Roman´,´serif´; FONT-SIZE: 10pt">
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga