ku noqotay qaabka uu u xushay siilaanyo dalacsiinta qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada.
Marnaba laysma lahayn Maxamuud Ducaali Cali (Ina ducaale) ayaa ka qadi doonaa hormada ugu horaysa ee darajada ciidamada,balse way dhacday.
Ina Ducaale oo hadda ah hoggaaka howl galinta ciidamada Booliska Somaliland ayaa dad badani u yaqaanaan madaalaha ciidamada qaranka Somaliland.waxaana lagu arkaa goob kasta oo wax ka dhacaan.
Shacabka reer Somaliland ayaa aaminsan in madaxweyne Siilaanyo derajada ciidamada qabyaalad galin doono si gaar ahna uu darajo aan jirin ugu tixi doono reerkiisa iyo reeraha uu u arko in ay beeshiisa u muraad quminayaan.
Caydaruus Maxamed Guhaad
Germany
karkasaawi2006@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga