Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Dr:Gaboose ma nafbaa u gaysay urur siyaasadeedka wadani by Xamse Cumar Axmed


(Hadhwanaagnews) Saturday, February 23, 2013
Waxa sida aynu wada ognahay uu yahay Dr:Maxamed Cabdi yuusuf (Gaboose) dhakhtar weyn oo laga yaqaan guud ahaanba meelaha

Waxa sida aynu wada ognahay uu yahay Dr:Maxamed Cabdi yuusuf (Gaboose) dhakhtar weyn oo laga yaqaan guud ahaanba meelaha ay soomaalidu degto ama deegaanadda soomaalida.

Hadaba sida muuqata gaboose waa nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland,iyadoo taasi jirto waxa uu Dr: Gaboose ku takhasusuay daaweynta Neerfaha waxaanu xarun caafimaad oo aad ubalaadhan uu kuleeyahay oo uu ku daweeyo dadka xanuunsanaya magaaladda Hargeisa taasi oo looga yimaado meelo tiro badan.


´Times New Roman´,´serif´">Hadaba Gaboose ayaa waxa uu fadhiista maalmo aad u tiro yar oo aan gafayn Karin dadka xanuunsanayaa baahidooda  isagoo waliba sidoo kalena fadhiista saacaddo aad utiro yarnweliba maalmahaasi.

Waxaa hadaba muran aan ku jirin iney kaliftay fadhiisiga waqtigaasi tirade yar inuu yahay nin aad ujecelay dhinaca siyaasadda iyo weliba inuu noqdo madaxweyne Qaran, waxa hadaba uu gaboose ka mid ahaa masuuliyiintii ugu firfircoona Xisbiga Kulmiye ee haatan taladda dalka haya markii ay ku jireen ololaha doorashadda  kaasi oo ahaa Dr:gaboose Gudoomiyaha Olalaha Barriga kulmiye .

Iyadoo markii ay ku guuleysteen Xilka Xukuumadda haatani jirtaa  ay gaboose Ka dhigtay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland hadaba Maxaa loo malayn karaa iney kaliftay in gaboose oo shalay Saaxiibkood ahaa manta noqdo Mucaarid laga baqo.

Hadaba Lasoco qaybaha Danbe

Ololihii Kulmiye ee Dr:Gaboose

Xilkii Uu shaly hayay Dr:gaboose hagar daamooyinkiisii

Iyo calaacalka Ba,an ee Dr:gaboose manta

Iyo weliba Hagrashadda Dadka buka ee

 Waxaan maqaaladda oo taxane noqon doona  kusoo bandhigi doonaa shakhsiyaadka gaboose iyo Xil jacaylkiisa taasi oo aan gaboose usheegayo inaanay jirin wax dawlad layidhaah oo hadal igu tidhi laakiin siyaasadda oo kaa qaloocata awgeed ay igu kaliftay inaan kuu tilmaamo

 

 

Magaca:Xamse Cumar Axmed

Tell:002522-4023608

Email:soodaani@gmail.com

 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.