Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ninkaa dadka qiimeey Doodba kama taagna! by abdou abdalleh


(Hadhwanaagnews) Saturday, February 23, 2013
Waxay aniga ila tahay o fiican in dadkeenu is qiimeeyo.Waa loo bahanyahay oo la isku qiro inuu qofku fikir cusub la iman karo. Waa

Salaam dhamaan

Waxay aniga ila tahay o fiican in dadkeenu is qiimeeyo.Waa loo bahanyahay  oo la isku qiro inuu qofku fikir cusub la iman karo. Waa markii ugu horeysay oo bulsahda somalilanda ay maqlaan  waad mahadsantahay.

Anigu  inankan dadka qiimeeyey ee Somaliland oo dhan dhex wareegey waxay ila tahay inaan u mahadnaqo ayuu inaga mudanyahay.  

Dood iyo side nin kaliya ah u qiimeyn karaa dad wax la isku mashquuliyo ma aha ayey ila tahay.



class=MsoNormal align=justify>Mida kale inanku waxa uu yiri waxa ila shaqeeyey 12 kale oo si mutadawqcnimo ah igu la shaqeeyey 8 biloodna wareegayey  wadanka. Waa wax loogu mahadnaqo lagana barto is qadarinta.

Waa  wado cusub oo dadka loo jeexay oo hala qadariyo.

Maxaa inaga khaldan dadka kaleba way is qadariyaane maxay isku qadarin waynay , waa inuu qofku is ogaada in qofka kale tacliin dheeran karo , in uu khibrad dheeraan karo iyo inuu fikir cusub keeni karooo.

Waxa ceeb ah Somaliland inuu qof ku wax uu garan waayo markaas waxad arkaysaa su, aal la waydiinayo oon odhanay karayn   ma aqaano , ceeb ma aha ma aqaano  , waa laguu sheegi waad baran.

 

Bulshada Somaliland waxay wax badan kaga halaabaan is dhagysi la aan iyo is qadarin la aan waxa loo bahanyahay in dadku bartaan inay laka mudanyahay.


Salaama dhamaantiin.


  abdou abdalleh

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.