Ka dib Kulan uu maanta la yeeshay gudoomiyaha cusub ee gobolka saraar axmed cali nuur isuduwayaasha wasaaradaha gobolka saraar iyo hayadaha madaxa banaan ayuu wax ka way diiyey balsida ay u arkaan in uu howlaha gobolka ka sii wado degmada Oog ee gobolka saraar Inta laga hirgelinayo degmada caynaba ee gobolka saraar laydh joogto ah, Biyo macaan. Gudoomiyaha gobolka saraar oo dhowaan safar ku tegay degmada oog ee isla gobolka saraar ayaa sheegay in uu si ku meelgaadh ah (Temporary) xafiiska u furandoono degmada oog ee gobolka saraar. Mar uu wax ka waydiiyay caqabadaha hortaagan,waxyaabihii