Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


QIIMEEYE YAA QIIMEEYAY by xasan faarax


(Hadhwanaagnews) Saturday, February 23, 2013
Waxaa maalmahan laga hadlayay qiimaynta uu sameeyay rashiid sulub waxaanad moodaa ina dadku ku jah wareereen

Waxaa  maalmahan  laga   hadlayay    qiimaynta  uu  sameeyay   rashiid  sulub    waxaanad  moodaa   ina  dadku  ku  jah wareereen  

  • mid  iska  dhex waayay
  • mid  ka  dhex  waayay  qof  uu  taageersan  yahay
  • iyo  mid  ku  dhex  arkay  qof  aanu  jeclayn

  laakiin   waxaabad  moodaa  inaanay  dadku  fahmin ujeedada  uu  ka  lahaa  rashiid  sulub
kaasoo   aan   anigu  u  arko  inuu   guul  naftiisa  u  soo  hooyay   xag  dhaqaale  iyo  xaga  magacaba 
 
 
Hadii  aynu   u  daadagno  arinkan  lagu  dawakhay   marka koowaad   intaanad  ka  cadhoon    ma  iswaydiisay
rashiid  sulub   yaa  qiimeeyay    aqoon   ahaan  dadnimo  ahaan  diin  ahaan   siyaasad  ahaan   
iyadoo  intaa  midna  aan  la  aqoon   wuxuu  ku   guulaystay   inankaa  reer  somaliland  ahi   inuu  caqli keeno 
oo  dhaqaale   helo  samaysto   mashruuc  

sida  ( maalinta faraxalka aduunka )
kaasoo  uu  ku  helay   dhaqaale  iyo  magac  wayn  
waayo  wuxuu  meel  iskugu  keenay   maaluc  iyo  mijo   reer  somaliland    reero  dhamina waxaabay  u  dudayaan   waa nalaga  tagay
horta  yaa  idinka tagay ?kkkkkkkkkkkk   ma  rashiidbaa  idinka  tagay  doorka  danbaa la idinku  dari KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
hada  waxaad  ogaataa  dadkii  miisaanka  lahaa  may  iman  madasha sida  sh mustafe  sh  dirir  c/kariin  maxamed iid       waxaanay  ka  xishoodeen  inuu   inan  yare  yidhaa  waan  idin  qiimayay  oo  warqad  yar  u
dhiibo   waayo  waxaa ka dhalan karta  inuu  bari  kala  noqdo
 
waxaaba  lagu   dhawaaaday  in  la  yidhaa   rashiidoow  na  ictiraac  walaahi  waxaan  u  arkaa   inuu  nin  raga  yahay 
markaad  eegto  halkuu   taagnaa  iyo    halkuu   isjoojiyay 
dadkana  waxaan  u  arkaa  inay  masaakiin   yihiin    oo  waxkasta  laga   fushan  karo   maskaxdooduna    aanay  kobcin  
 
wabilaahi  tawfiiq
 

 xasan faarax
 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.