|
|
Burcad ayaa lasyu marshay!! by Hassan Abdi Shire (Hadhwanaagnews) Saturday, February 23, 2013 Waa arooryo la wada kalahsanyahay, qofkasta uu ku jiro raadis haba lak
bate, waa dhuuni raadis aay ka daba ooyayaan dhoowr
Waa arooryo la wada kalahsanyahay, qofkasta uu ku jiro raadis haba lak bate, waa dhuuni raadis aay ka daba ooyayaan dhoowr ma gabbe oo isugu jira hablo iyo wiilal, halka dhigiisu u yahay dhadhan raadis kusalaysan wxaan dhaafsiisanayn jalkiisa, qaar kale waa dan radis oo aay magac ku doonayaan, dhanka kale waayeel kama madhna oo waa xal raadis eegayaan yaa dhibtoonayaa , mid waa dan garad u sheqeeya uamddda oo kama madhnaa inuu ka shqaaysto ama u shaqeeyo, haba kal qaaybsanadeen duruufaha lagu kala tiirsanyahay oo haloo bato jilaabato madaama bad agteed la wad degan yahay, inta muruq maalka ee ka gaboodsata agagaarka gancsata iyo kaaabayash dhaqaaalaha, hiilna kam madhnaa oo qaar aya ak xamasha bar dhiga doonyuhu kuso xidhaan, lama hilmaami
karro inaay intuba ku tirisan yihiin is garab taag garasho ku slaysan hadi keel waxad tahay sabool aan la xeerin muruqiisa iyo caqligisia lakiin dadku maba kala foga oo wa in isatqaana iyo loo yaqaan, kama madhna in marti joogtu gallilyo faro badan hilaadinasyo, ee waba hubal in qaarkood aan laguso qaadi Karin marki aay hore uso mareen, waxaa iyaguna meeshaas waqtigaas kalahaad ka muquday dhalin u darrertay goobaha waxbarasho oo raadinaysa aqoon derejo ahan haba kals areeyeen waxase caan aay ku tahay dhalinta melaksta aay joogto isku balcad muujiya sinaanshiyaha sabool iyo mid ilaahay maalka u bareekey wado kastaba ha ku timadee, hayeeshee tani waay ka yara duwan tahay oo ina aabo maal ma xidho dharki sinaanshiyaha ee waaba ka dhex muuqdaa guud ahaanba waxaan u dheer inuu u taloowsho sidi qof aan dhalad umadan ka tirsan am wadankan ku cusub, Taalona umuu dhigan dhaqanki lagu yaqaanay dadk somaalida e waaba gudbiyo iyo side, xambaarsan waxaaynan 60sanno ee aan xaoriayda helnay aynana maqal ama arag, macalinku u dhigaa wa danyare o kama madhna lalush aay hadheeysay bahida ka dmbaaysa madama aanu lahayn ilaalin sharafeed iyo mid karaamo waxaana iyadu aan mesha ka madhnaayn hirgalin la?aneed balan qaadyo faro badan oo u hello hadase wa niayd jab buuxxa o amcalinimada waxa gala inta kari waayday inay dawarsato ama daboosho bahideeda wayo shahraf kuam hasyto o dadku sidi hore uma xeriyaan, ardaygu maqadariyo o hadu maago beri reer hebel bu noqon ma jiro cid si gaar ahu dhoworta o daboshay baahdisiisa ee waaba yab hadi u maalin kasta ka fikiraayo maxaad caruurti sisaa meesha kam maqna balwad dadka inta badan kiisa caadsyteen!
Subaxan saka in yar waxaay ka yara duwan tahay xeebtan sanado dhoowor ah kama di?in roob wa is dul tuban abaareed muddo dheer, hayeshee dadka degani arinkaas dan faro baan kama laha waayo waayba ilabeen roobabka o wa kaluun ku nool iyo biyo aanu gudhin hadi aay ahan lahaayeen xoolo dhaqato ku nool biyaha cirka in uun aay dareemi lahaayeen, wase kaluun dhaqato iyo mar dhegeystayaal dhawaaq dooneed ama markab aay ka saadilayaan badda sida tuulooyinka lo dhuuxo dhawaaqa gawadhida iyo cida xoolaha!! Waabe arin kale dadka xoola dahqatada ah ku nool biayah raxmaanku siiyay ee waqtri laha inta kalena aay kaaydsadaan iaygu waay ka duwan yihiin oo biyahas jiiftada ah e badda aay ka qudhaabsadaan kallunka aay dhaqdaan inkastoo aanay guurin meel ka mid ah badda sida xoolo dhaqatada mana xabawariyaan qaayb ka mid ah meesiga noolaha badda waxaayse il?argtiyeed ku ganaan halka uu galbtaas u batto!
Dhaqdhaqaaq daruureed iyo dultubanak saaka ee saxansaxo waxa si ada looga dareemayaa magaalda gudu ahaane qaar aan so tosoi jirin aya rexaantas dhuun qad iyo san raac l hiif qaday xagaay kaso dahcaayso cidksata o lahayd ujeedo gaar ah o ka mid inti u kalihi jirtay dhemaalka arroyaad iyo dhugradisat nololeed waxaa laaysugu yimi agagaarka xeebeed iyo xeeliska badda waxaa iyaduna halkaas aan ka ka fogaayn shacab aad u xoogan o midna aan midk akale la socon o isu kusoo gadhay goobt ugu nadaafada badan ee xaga biyo rogeenak dooxa ee badda ku darr.
Qaarkood sanadahanba ismay arag o wa la isku naxay duruufo ayaa kal reebay waayaha dunida ayaa qofba geed ku laalay madaama qaarkood waxaay ahaayeeen isku fasal waxbrasho dhinacaksta waa laayska yaqaanay, kaftanwadaag, isku han ahoo inta badan hal damac kawada hadla ma is gabayaal wax wada cun leh marka laga tego waxaan calfku isku simin, sidoo kale qaar waxaay ahaayeen dad isku xaafad ku wada barbaaray oo markii dambe kala yara guuray asxaab uu kalgacal dhexmaray oo inyar kala yara fogaaday aya joogayaal ah isla subaxaas wa hubaal in qaaar kale aay soo wada mareen hab nololeed kal raagay qaarkood wacad iyo balam ayaaba dhex maray oo labada dhinac midna ka jabin ee xususta aadmuhuu burburisay hilaadsiga hilaaca soo jireenka ah qofba wax is leh lakiin qofba qofkuu arko ma hubbo inii isagii yahay ee waa yara sinbiriraxsho aragtiyeed ayuu hoosta kaga xadayaa si yaab ku jiro Astacajab!
Salaam is dabo taxan qarkood ayaay dhex martay qaar kalena humaag salameed ayaa dhexmartay oo uu ku ladhan yahay kaftan ah qof ayaad u egtahay iyo kelamdo reer magaalka aad loogu yaqaan qaar kale waay isu so jaqafsadeen oo waxaa dhexmartay aragti so jiidasho o iyaduna markaay qofka haleesho aan ka dhicinba sdii qof aad taqaanay oo kale iyagoon aan is aqoon I s agacan qaadeen qaar kale waaba dhoolo ka qosol uu isku keenay xogwaraysanka robaad waxase la ya bleh sida cadada ah roobkani kuma began sidii waqtiyadi so jireenak ah ee u di?I jiray sida Guga. Ama Daayrta! Wa se raxmad Eebe o saakq timi xisaab gaar ah uma baahna.
Waxa halkaas ana ka madhnaaayn arday ku garaadsatay waqti abaareed so yaaleen ah dhana aanxeebat u dhaafin dhinackasat oo kaga began yahay dhul, calmasho faro badan qaarkod waay ka dhexeeysa, qar kalena waaba arday coladi dhexmartay o weli xaafad xaafadii bay is dilaan sida o kale laaysugu yimaadan soobanbax kan oo kale ah hadaayse dhacdo wxaay u yaqaan mudahaarad oo soo dhega barjeeyay sandihii koobnaa oo aay noolaayeen kaas oo aay ka maqlaan meelaha laga sii daayo idaacadaha, goobaha laaysugu yimaado, hiraalada lagu daydo ee siyaasda iyo hanaqaadka hogaamiya dalka am u tartamaya, sidoo kale xisbiyada aya dabal degaya o kali ah waxase meeshaas markata hubqaad gaar ah bixiya dhalintu inaay mashquul ku tahay wax barasho, goobtan waxa hogaamiye ka ah oo dhalinta caanka ka ah Cabdi dhego salaax, waxa uu can ku yahay labo arimood o ah dagaalka iyo dabaaasha kooxaha la kal jiraa wxaa aay markasat hiigsadaan wa isaga labadaa arimood midna maaha arin lagu faano waqtigan waalidkoona ma oga caruurtaay wax u dirsadeen inaay hiigsaaan horumar inaay hamigoodu yahay dagaal iyo dabaal waa muhiim barashadoodu ee maaha lakiin hiigis halkuu u dambeeysay , Cabdi waxase aay fasamadiisu tahay tabco, iyo xaglin dagaal, dabashiisuna wxa weeyaan ti ceelasha oo u bad la yimi madama aay biyaha badu ka culus yihiin kuwa cadiga ah !
Hablaha waay kal yqaaan magaalada inta ugu caansan iyo inta dabaasha ugu badisaa waxanse meeesha ka madhnaayn in aay ayqaan cabdi dhego salax inu ree ryimi yahay xoog ku haysta oo aan lahayn khibrad magaalo oo kale sidaas waxa uga sheekeeya qar ka mid ah asxaabta o habeenbki habalah la xanta ninkaay ka baqaan waxaa sido kale can ah sheeko ahaan dhalintu markaay ku cusub yihiin guurna aanay diyaar u ahaayn inaay inta badan inanta uga sheekeeyaan libaaxyo aan la aqoon halka lagu waraabiyo iyo ujeedooyin aan la garanaayn halka aay inanta faa?ido uga yihiin hadaad xasuusato waxaa ka mid ah inaay uso daabacaan qaarkood caayda qar kale oo asxaabtooda ah sidoo kale qaar kale wxay inanta u akhriyaan gabayo la akhiriyay 100 sano ka hor waxaa se cajiib ah kuwan manta nooli wa is amanayaal iyagoon iska hadlayaal o mararka qaarkood ciaayro kal ahdlaa iyo Manchester ma daawataa waase laga bixi o gu?iyo dayr dabadeeed waay isak imanaysaa daniba, qofka duamrka ah ee dhalin ta ahina ma fahanto fa?iidad ugu jirtaa waxaan u wado ninkani ee sheekooyin dhaadheer ee labudaba waxaay uga dan leeyihiin hebel iyo heblo aya xidhiidh leh geel albo jir so wada maryee hadaba reeryiminimdu wa dahqan dadka reer magaalku aaminsan yihiin inuu xunyahay maaha se dhib ee wa dhaqan soo jiren ah lakin maangabniamda aay cay ka dhiga ama aay ual muqata wxaase hubaal ah in lookala dhowyahay horumarka oo qofkastoow eeg kii 10 sano ka hor miyi kaso galay e malcaamada kual bilaabay ee iskuulka aad la fadhiisatay ee aad cayaysay shalay halkee ayuu galbtan dugsanyaa waa su?aal ku taalla adiga!
Aan in yar yara jaleecno ka hor sheeekada Cabdi tariikhdiisa is bedel ee soo jireena kah
Waxa uu ku dhashay meel miyi ah oo an ka fogaayn magaalada uu hada wax ka barto waxaa u caanaha keeni jrray guu dahaan magladaas madama reerka u ka dhashay uu lahaa shanta meesi iyo walaalo faro badan o faan iyo amaanba intaas ku tusanaayd.
Cabdi maalin maalmaha ka mid ah ayu suuqa keenay caaano waxaase uu arkay dad faro badan o sii kalahaya gobota laga xamasho ee dekedda waxaana uu halkaas kula hadlay qof dumar ah o da? taagan waxaa uuna waaydiiyay waxa dadka ku dhacay waayo aroortas dhoowr markab ayaa soo xidhay aan hore u dhicin cadiyan iyo tariikhda waxaase ilaahay clafkaaga qoraa waa cajiib Cabdi nta u raacay dadki xagaay u socdeen ayuu maalintaas so xamaashaay marka u gabalki dhacay ayuu kuso noqday halkii uu geeni jiray raranka dabaqeed ee golofka caaneed oo inta badan kasoo weeydaamin jiray xafadooda qunayr socodka ah eek u taala marin biyeedka ceel dhaaf oo uu ah biye shubbe dooxa fardoole.
Habeenkii magaaladii ayuu u hoyday waxaana uu go?aansaday inuu tukan yar furto meel cooshad ah o banana oo galbtaas isha kusoo dhiftay, arinkaas ayu aroorti lasoo kacay waxaase meesah aan k madhnaayn In umari doono duruufo adag oo so jireen ah wase u diyaar, kuwiina waa u soo maray, Cabdi markii bilaabay hawshii waxaa aad uga caawiyay qof dumar ah o gurigeeeda ku horyaalay cooshadan, yanan hadal idinku daaline cabdi hawshii way u guulaystay waxaan u yeeshay meherad lagu iibiyo timirta, fooxa, caanaha, iyo cuntooyin u badan inta laga manfacsado xoolaha waxaase u caan ku ahaan jiray inta badan laguso urur jiray safafna loogu jiray maraqa laga sameeyo lafaha hadhaaga ah ee dadku aay durayga iska kaga saaraan calooshan ku yara mancabsadaan.
Cabdi waxa uu galay goobaha waxa laga barto waxaana u noqday ardayda ugu xariifsan ee wax bartaa sido kale dan yaqaan garanaya waxaksta waxaanse ka madhnaayn inuu ahaa qof habeenkii ad ula xaragodoa dhalinta sido kale la legdama, akftan badan oo ayqaan hal xidhaalayasha iyo xego jogga hadalak iyo kaftanka aans aqoon beenta iyo leexlexadka wa dagal ama nabad arinkiisu waase u layaabi jiray qaarkood asxaabtiisa o u dhaqanta qabka reer magaalak, habeenkii guryana la shiida oo wadahf iyo iyo bidix ku qaad labadaba wuu baray duulka, waxaa se u can ku noqday ka ugu awooda badan dhalinta magaaladaas jogta ilaayn waa cana geel cabee yaryarkuna waa laxoox iyo bariis dhitaystayaale!!!!!!
Maalmo gudohood ayu cabdi dhego salax wxaa u damcay inuu ka baxo dhaqanka dagaalka ah iyo dabaasah ku canimadeeda waayo ma yaqaano xuman kale o wa qalbi xaliim ma ku dhaqmo xan saxarad iyo wax un ee waxa uso jeed dan iyo hilaadse mololeed waana yaqaan wxa halkan yaala ee ka dhiman degaanka reerkoda ma hiloowsana dangradnimada aay qabaan dadkiisu iyo waxa laga rajaaynaayoo waxa udaremay in dagaal iyo dabaal anay dan faro badani uguso jirin dhan wa u kajeclasyanya in sdia asxaabtiisa u iska yara hasawo habeenki xogaa la eego balw xa lagu hayo.
Arortas cabdi isago damcaasi ku jiro ayu fursad u helay in buslsho weeynti meshaas isugu timi inu gabadh ka dhex eegto helya o hanay lahadal o hiiftay hareerihis aeeg marki hawraatr dheer ee hadalak ugu celiyay ka yaabtay!! Ogoow oo si waay uga baqaysa sina waxaay si leedahay yaan reermiyiga lagugu arag huqba disahy inanki cabdi ahaa o iska tag isago yaaban o dhaar ka marayaa inaanu qof dambe u duamr ah la hadal!
Madashii roob ki aya sii curtay lakal yaac o qoafkasta raadsay meeshi gobaad ahana u ku dhuuman lahaa cabaar xooganaan sanqadh roob oo kaga hilaacisay jiingadaha hagooga guryaha ku yaal iyo ruxanak dhirta qaaylada dher ee sawaxank gaar ka leh haba ugu caansnaadee bacrasaafka, daqiiqado gaadhaya sodon daqiiqo ka bacdi ayuu xooga daad aan xooganaayn ilaayn dhulkii aya biyaha laqaaye soo maray wadooyinka badcadaha iyo farasmagaalaha xeebtaas, markii u roobki si fician u curtay wxaa u keenay dabaaylo an dhib badan geeysan waxaana iyduna meshaas ka yara dhacday dhib saan badnaayin o ku yara dhacday gurigi Cabddi dhego salaax o ku jir jiray guri yar o kamid ah guryaha ay galaan kuwa saboolku garashadaa dabedeed cabdi marki roobku qaaday ayu u geeshay meeshi ay ku yaalay gurigoodu madaama aay hadda udareensana in gurogooda dabaylahani wax gadhsiisn doonaan wayba dhacday o wasidi u filaay lakiinse qof kartida ku dhashya ayaa yaqaan halka aay wax ka xigaan , isago kala guray adna mashquul ugu ah badbaaada inti ka hadhay alaabti shime dhaqameed ee hooygiisa uu ku hiran jiray caano maalaksta! Isagoo aad u kala rarayaa alaabti dabayshi ka kala dadisay ayaawax meeshi waa goob nabadeedee agagaarka guriga Cabdi wadada ka marta dhinac bidix so maray Hibo, oa ah gabadh u cabdi la hadlaaya ee runti weji gabaxa kala kulmay saacado ka hor oo Aabahed soo donay una si gelbinaayo Dhaka cadceed kaso baxa kaga began guriga wiilka aay daqiiqado ka hor kuso kilf lushay agagaarka badda. Si xarago faro badani ku jirto ayuu gaadhigii u so hormariyay isaygo taagan meel aan fogaayn wadada, halkaas Cabdi waxa uu xanbaarsana djoowr ka mid culaayska alaabta dusha laga saro gurigooda si u badbaadsado gaboodkiisa nololeed ee u hadhsado maalintii habeenkiina u dugsado, Hibo, waa inan xarago ahaan aad u taqaana oo lagaga daydo intaas oo aanay dahfsisanaayn wax kale waxaase aay can ku tahay ku digashada herka ka hoseeya cid kasta oo taagan lakiin ismaay waydiin maxa kuwa ka sareeya aay six un ula dhaqmi waayeen heerkeeda oo kale, Aragtio kooban ka bacdi markaay aragtay meel horteeda ku began ianaki o sida alaab laga naxo dhankeeda aan se dadka so jireenka ah ee caqliga lasaxiibka ah iyo Cabdi inta badan aay u arkaan inaay tani huran yahay amdaadma dadka somaaliyeed aay u badan yihiin dan yar. Daaqada bidix eek u began dhanka inanka aay galafshada iyo dhoola tuska kaga dhigayso arimahan dhankeeda l jaan qaadka wayn waay dejisaysi iyadoo tusaysa inaay arkaasyo isna u u arko meeshaaa ay ku jirto cabdi hadu gadhigan heli lahaba isagu guri ayuu ka digan lahaaba lakiin iyady wa ka raaxo waase aduunyee inte lagu waryaa imissaa hebelo wreeray shalyna magic laha!
Sanado is daba yaal ak bacdi burbur aya dhacay dhaqaale dadku dagaalo ayaso kala dhex maray la kala baxsay qofba mel ayu ka dhacay cabdi dhego salax waxa uu ka mid ahaa dadka u qaxay Kenya, o hibona wxaay ka mid ahayd dadki uqaxay itoobiya marki waayo laka la maqnaa garashi dheer ka bacdi wxaay maalinti dambe laguso noqday dalki hooyo qofaksta meeshi udegana salka u ahaa ee u gurgiiisa dib ugu laabtay ma jiro wax xususu ah o ka dhexeeyaba albo qof o kasta oo shalay is ayqaanay hadaanay qaraabo ahayn o waxaase dadk kal fogeeyay colaadihii madam aanay ahayn dad is yaqaan a marki horeba ee gashaanka u dhera waa Cabdi iyo Hibbo ee waxaaase aay isku arki jireen o kali ah aqoonta wax barasho ee labadua deriska la ahayeen.
Ma gaadho waqti aan k badnayn labos ano aya cabdi madaama qoontis u ka dhsiay si fiicanuga fa?iideesytay goobihi wax xbarasho ee jiray waaqtigaas ayu hada gaadhay heer uu nuoqdo qaangadh aqooneed iyo mansab xambaarsane laga dambeeyo lakin maah dilaa caanku ah isku dirka beelaha iyo xambaarsnaan ta hubka loogu duryamo kumanaan qaxay o shalay dakooda la dhibay qaar kalena dar xumo laaysay sidoo kale can kuma aha wax faro badan oo Somaalidu cadaytay iyo dhagoolnimo sabooleed o aay keenatay qabyaaladu, laakin wa qof dad yaqaan,ilaahyaqaan, iyo garasho karaanimo o xeerin leh hagta halak u go?aanku u qadanayo.
Maalin maalmah kamid ah ayu waxa u damcay inu so kormeero meel ka mid ah meelah ay ku noolyihiin goobaha ddka barakcayasha ee aay saameeyen dagaaladi sokeeyee., waxa oo ku arkay dhoowr dumar ah o qarkood hooyooyin yihiin qaarkalena ay yihjiin carmal halka labo hablood ana wlei la guursan wa uwarastay waxaana uu waydiiay xaladooda nololeed sidaay tahay isago ka socda xafisiayda calamiga ah e u adega dadka barakcayaasha ah marki uu mudo hadlaayay ka bacdi ayuu ka dabo hadaly mid ka mid sarakisha xafiskas e ka hoseeya isaga la socday waxaayna uu ku bilaabya cabdi dhego salaax ay hadlalkii dhameeeyay mid ka mid ah marwooyinki halkaas joogay aya si dhuuxis faro bana ku jirto u eegtay waba isagii intaay so kacday ayaya ku tiri ma tahay nin nocas ah o joogay jiray meel heblo, ha iyo yarantaydii ayan joogi jiray wana ku garana ee miyad adigu wejigas garanysaa isagu hada si fician uma garanaayo ee wa ka gaabsi, haa wan ku garan karaa ee lakiin si fician iigu dhig wxaan ahayn isku fasal lakiin adna meel kale ayad naga tagtay qaxii garan waaka bacdi madaama aanu cabdi si qoto dheer u garanaayn ayay fahan tay waxase jira inaay so bandhigto roobki xasusuta mudnaa ee da,I jiray maalinti caank ahayd maalintas iyo kulanki dhibta badna ee subaxaas ka dhacay agagaarka gargarka badda.
Xooga markii ay is warasyteen is xalwraaysi u badan inaksto cabdi hada garanaayo adna uga naxay arimahaas is derbi riixay, waxaase aay ugu dartay inaay siiso warbixin dheraada sida aan radka lahayn ee aay nolushu isu bedeshay marka an laga tegin inaay ku tuhmaaysay wqtigaas cabdi rer miynimo faro ban iyo heehabki dhaqale ee ay ku barbartay lakinse dhalanteedka ahaa aanay garwaqsan inu dhamaanayo intas marka o cabdi garwaqsday inaay ahyd gabadhi u calamday lakiinse ceebaysay ee muuqaalk aan ficianaayn ka siisay habdhaqanka duamrka ee jeclaantooda kusalasysantahay inta badan dhaqan dhaqaale muse dayin inu ego qaar kale ee waxa u mooday inay ka simanyihiin.
Markii cabaar ka sheekayay xalkeeda nololeed ayyu waxa uu waaydiyay su?alo aayka mid yihiin aabe meeyay? iyo jawab ah dhowaan au dhintay hada yak u qaba? nin ayaanu ka tagnay mxaad u dhshay? waxba ee wu I xumeeyaba walaalo meeyay? waxaay ahayen sadex mid wa l wayay mid kalena waa u xanuusaday o maskixiyan ayu xannuusanayaa mdi kalena halkan ayuu nalla a joga o waa a nin isakbelwad badan hooyo meeday? Walaahi waay jogtaa o halkaas ayay wax yar kuu ibisaa, yaab!! cabaar dheerka bacdi Cabdi wax u gartay isagu laftigisu hadu uu uu ku takri fall o nolshaas inaay keeni karto qoomamo dambe maxan ku qabta? ayu waaydiiay si dheemasho ah ayuu u waaydiiyay dee maxad I qaban akrta? Ayaay ugu jawaabtay iaydo si raacinasya I cawi uun ana ku duceeye, waayahay beri galabnimad aayan kusoo marayaa ayuu jawaab uga dhigay !
Marki aay gadhay galab ti dambe yaab iyado is leh lacag intee le?eg ayu ku siinyaa/ ayay nafteeda kual xashsahqaaysay Dhankaaga bal ak yar fikiro lacafg inte le?eg ayad siin lahady ma bakhaar ayad u furi lahay ma meel ay ka sheqeeyso ayad u furi lahaayd msie xafisikaagii ayaad ugu yeedhi lahaayd?
Hada arinku sidaa w u ka bedelen yahay waxa u u yimi isago raba inu guursado madaaama ay tahay inanti uu marki horeysay calamday soona waayo aragtay, waxa u shegay arinkii uu ku dhashay go?aanak ku qaatay si dhameysa iyaduna waay ku faraxday halkii aya lo sheegay hoaydeed waxa laguan kal wreeijay inantii duco faro badan lagu daray waxaa se meeshaas aan kabaxsnaayn sheekooyin qosol badan o aay si waaydarsandan wada jogooda guriga, ahda waxaay isu dahleen labo caruur ah waana lamaane isku kalsoonm oo aqoon faro badan u leh wayahaa aduunka labadiis caaynba waxaase xusuus mudan markasta oo roob da?o in la xasuusto sheekadi qoslka badnaayd iyo kibirkii aan gaadhsiisnaayn wxaan fogaayn lacagi derejo way ku xidha lakin intaay raagtaa, ayuu ahaa halhaayska guriga laga wado haadlaa maaha hada gurigu guri ku dhisan lacag ee wa mid ku dhisan wayo aragnimo iyo dan so jireen ah rerkii tabalsynaa mar labaad ayaa burcad laaysu mariyay
Adoodarayaysan gaajo hadii deeq ilaah ku siiyo duca l yaboohsadaa !
Qofkaan garan waxa jooga ma yaqaan wxa so socda !
Aan egno waxa manta socd!!!!!
Marka laga reebo siayasda
Hassan Abdi Shire
Shire202@gmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga
|