dhac ku yahay qaranka somaliland waxana aan leeyahay dadka hadalada aan qumanayan ku hadaaqaaya war bal adeeroow u kaadiya dalka iyo dadka ha inaga duminine run ahaan somaliland waa maamul ku dhisan beelo isku yimi
beelna beel somaliland kumay qasbine inka oo aan is hiifin isna hagardaamin ayaan maamulka sameesanay waxana ana leeyahay war aan ilaashano waxaan intaas soo dhisaynay
shaqsi afxumo haysana yaanu inaga dumin meeshan soamliland nina dan gaara kuma qabo ee waa inoo wada dane ma ilashana intaan iska dhaafno hadaladan xasaradaa
waxaan hadlkayga kuso gabagabeenaya wixii wanagsna halaga shaqeeyo xumahana si wadajir halooga wda hor tago
wa bilaahi tawfiiq
By.siyaasiga dada yar ahana hogaamiyaha mustaqbalaka somaliland
Abdiqani.abdilaahi
email.alhidaaya_1995@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga