Hortaa marka hore waxad iga gudontaan sanlaan qaliya dhaman warbahinta madaxa banaan. Hadi an uso noqdo dulucda dodan oo ahayd inu nin qimeyaay qaran dhan waxan horta odhan laha somaliland wataa . intu nin keliye geed dher ubaxoo uu odhanyo wan idin qimeye so yaca ee la yacayoo. Marka hore side wax lo qimeya ya se wax qimen kara la isma waydinayo.
Ninkan horta fikir fican ayu kenay se waxa kaxumaday sidu wax uu qabtay. Hadaba waxay ahayd inu dadka aqontale dhex dhigo fikirkisa silo tosiyo
oo loga midho dhaliyo hubal wa fikir ficaan. Se sida dadbadan baa arkaya wa fikiri nin qudha nin qudhina umad dhan ma qimeyo ee isaga la qimeya. Horta ta wuxu ku xad gudbay xuquqdi dadkan oo keligi ayu ummad dhan qimeyaay. Malaha hadi dhinac laga ego golaha xukumada ayaba kaga wacna inay dadki dalkan wax taray qimeyan . oo waba gole dhan ingaste oo an kolay la iskuwada raceen.
Sualba tala muxu ku saleyaay wuxu na yidhi waa dadki wadanka wax taray hase ahate qaar gebigoduba magacoida umada ugu horeysay intu madaxwayne silanyo xukunka qabtay aya ka dhexmuqada oo haldorka uu ugu yedhay. Weliba kaga si darane waaba qaar dembiyoo shacabka ka galay oo ahayd hadi xuququ iyo cadaladi jirto inay ciqaab mutaystan. ayu ku qimeyaay inay ummada wax taren. Waxtaar waa maxay hadaba ? ma wasiir noqqoba mise wa mulkile noqoo ? waxa jira dad an mulkilena ahayn wasiirna ahayn oo umada hadh iyo haben waxtar ulatagaan caqli iyo cilmi iyo takulankaleba. Ninkan odayga ah wuxu ku qimeyaay dadka wasiirnimo wixi wasiiro somaray xukumadihore iyo wixi qarbadan oo ka tirsan xukumada jogtaa wuu ku taxay. Wuxunban u fahmay inu uqalqalanayo inu wasiir noqdo. Waxanay uu ekayd shekadani isoo eega wan joga ana waa ikaan. Hadaba ana waa ikaan Waxay ku tusaysa aragtida qofka akeliya inanay dhamaystirnayan. marka waxa ficanay inu fikirka fican ee uu bulshawaynta somaliland so dhexdhigoo oo uyidha waar arintan wax igala qabtaa.
Waxaa naxdin iyo amagaag dadbadan oo anay liqikarin dadki carrura xabada kala dhacay dhuinta oo weliba shahado wax qabad logu daray. Ma waxa ku mutaystay inu carrur xabad la dhacay shaahdo inu waxqabad sameyaay. Tani waa gulwadaynti abiid ugu wayanayn ee inasoo martaa. Ummada waxan odhan laha ama dadka caqliga ilahay siyaay yaynaan kuwa noca ah dadka calemo sara aqonsan. Hadi kale ummadan mustaqablkeda iyo inu weliba inta inkabadan gaysta ka suga, wayo tiro ayad ku abal marisen marka shekadu wa kasi badi.
Kawaran hadi manta Said barre loqimeyoo ninki uqu waxtarka badna madaxwayneyashi so noqday somaliyadi hore ee ay ka midka ahayd somaliland. Maxay ku tusaysa qofkasi ama dadkasi inaanay qimeyn iyo qadarin ku samayn wixi shacabkan so gadhay. Hadaba si lamida ninka waraqaha iyo shaahdoyinka la orday ee dadka dadka xabada dhunta kala dhacay carurha dadka ee weliba shiracci geridu xidhantahay gudonsinay mustaqbal xuun ayu horesd ka hayd. Wana sharka cadubilah.
Gebogebadi waxan ku odhan laha walaal fikir xun maad kenine fulin xunbad samaysay. Ama waa lagaga shubtay ama wad ku shubatay. Oo dana gara ayad kjala hayd dadkan ad inta badan isku rerka ka so jedan ee ad ku taxday shahdoyinka. Somaliland wayaha ay marayso mantaa waa kushubasho dorasho iyo kushubasho suldan , ku shubasho aqonyahan iyo ugu dambayti kushubasho shahdo sharafyoo.
Illahayba mahadle
By Eng Eid Omar Yussuf
Kadiye2000@yahoo.com
Oslo/Norway
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga