Marka Hore Waxaan Salaamya Saxaafda Dhexdhexaada Ah Iyo Shacabka Sharafta Leh Ee Reer Somaliland Gudha Iyo Dibadaba Waslaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarkaatu, Bacda Salaanta Islaamka,
Marka Labaad waxaan Maanta qalinka U qaatay Inaan Bilaabo Barnaamijkan Oo La Magac baxay Wacyi Galinta Shacbka Somaliland Oo Ah Q1aad Waxaana Igu kalifay markii aan arkay mudooyinkan dambe shacabkii Reer Somaliland ee ahaa murayada layska dhex daawado laguna daydo iyagii oo aad moodo inay milmayaan ama nin aan hore u sheegay oo layidhaa MR MADHANE HUNGURI uu awrkiisa ku kacsanaayo kaas oo aan dan Iyo muraad kala hayn Jiritaanka Somaliland ee loo soo huray naf iyo maal Ninkaasi Magac iyo maamuus midna